2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Federaalka Oo Sheegtay Inay Baarayso Waxa Ka Jira In La Askareeyay Carruur Kasoo Baxday Al-shabaab War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iyo dhiiragelinta maalgashiga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xukuumadda Federaalka ay degdeg ku baari doonto waxa ka jira eedeymaha la xiriira in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoomada Yar Yar Ee Lagu Ciyaaro Kubadda Cagta Oo Kusoo Badanaya Cadaado Waxaan ku suganahay mid ka mid ah garoomada Salaxa ee lagu ciyaaro kubadda cagta oo dhawaan laga hirgeliyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, xilligaan ciyaar baa socota waana Sagaalka Fiidnimo.…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Odoyaasha Dhaqanka iyo Bulshada Oo Soo Bandhigay Qaabka Loo Xuli Karo Xildhibaanka 2016-ka Dood ku saabsan “Yaa soo Xulaya Xildhibaanka” ayey Goobjoog News dhex dhigtay Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan, Maama Khadiiji Siicow, Caaqil Xasan Cilmi Yaxye, Abuukaate Faaruuq, Suldaan Cabdiaziz Cumar Daad(Beyle),…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada B/weyne Oo Diiday Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Iyo Dibadbaxyo Ka Socda Magaaladaasi Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dibadbax ballaaran oo ay dhigayaan dadka shacabka ah, kadib markii ganacsatada magaaladaasi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abukaate Ilka Xanaf Oo Ku Baaqay Dardar Gelinta Arrimaha Garsoorka Guddoomiyahii hore ee maxkamadda sare ee dalka Abukaate Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf ayaa sheegay in garsoorka dalka u baahan yahay inuu helo madax banaani iyo dhaqaale ku filan. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Galcad: Waxaan Dilnay 15 Ka Mid Ah Al-shabaab Maamulka Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa faah faahin ka bixiyey howlgallo uu sheegay in ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran xalay ku qaadeen fariisin ay ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeyay Al-shabaab Iyo Dad Shacab Ah Oo Ka Dhacay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Al-shabaab iyo dad shacab ah ayaa lagu soo waramayaa in gabal dhacii shalay uu ka dhacay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabellaha dhexe, halkaasi oo khasaare uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Dhallinyarada Waxaa Looga Baahan Yahay In Ay Isbedal La Yimaadaan” Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa qaabilay dhalinyaro mataleysay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka, waxaana kulankan ku wehlinayay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka. Kulankan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Sheegay In Uu La Imaanayo Isbedal Shaqo Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Jaamac Mursal ayaa sheegay in isbedel dhanka shaqada ah uu ku samayn doono Wasaaraddaas kadib markii Maanta uu la wareegay xilka Wasaarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedallo Ganacsi Oo Laga Dareemayo Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug Gudoomiyaha maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug Cabdullaahi Axmed Cali ayaa sheegay in furitaanka dekadda macmalka ee magaaladaasi ay keentay horumaro kala duwan iyo shaqo abuur ay dhallinyaro badan ka…