2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Maraykanka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxii Ka Dhacay Xarunta Ciidanka Taraafikada Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo saakay ka dhacay afaafka hore ee xarunta ciidanka Taraafika ee Magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Ee Galmudug Oo XilKa Laga Qaaday Maxadaweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guleed ayaa xil ka qaadis ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee maamulkaasi Cabdisamad Yuusuf Cilmi. Kadib Markii uu Madaxweynhu u cuskaday wadasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Degmada Shibis Oo Lagu Qabtay Degmadaasi Taliyaha ciidamada Booliiska ee degmada Shibis Maxamed C/qaadir Warsame oo wareysi siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in shacabka degmadaasi ay kala hadleen sidii ay uga shaqeyn lahaayeen amniga. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Magaalada Baladweyne Wabiga Shabelle ayaa lagu soo waramayaa inuu ku fatahay qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Baladweyne kaasi oo saameyn ku yeeshay dadkii shacabka ahaa. Labo ka mid ah Afarta xaafadood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Qarax Lagu Weeraray Xarunta Ciidanka Taraafikada Ee Muqdisho Qarax loo adeegsaday gaari la sheegay in laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ka dhacay banaanka hore ee xarunta ciidanka Taraafikada ee magaalada Muqdisho. Qaraxan xooggiisa ayaa laga maqlay inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Koonfur Galbeed Iy Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal u dhaxeeyay ciidamada gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed iyo Xarakada Al-shabaab oo shalay ka dhacay duleedka deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Baay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cumar Oo Guddi Xaqiiqo Raadin Ah u Magacaabay Eedeyn Loo Jeediyay Hay’addaha Amniga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha amniga dalka. Guddigan oo ah guddi heer wasiir ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Geelle Oo La Caleemo Saaray Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta loo caleema saaray xilka madaxweyne oo markii Afaraad uu ku guuleystay. Munaasabadda caleema saarka Mr Geelle ayaa ka dhacday guriga Umadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biriq Afar Qof Ku Dishay Gobolka Mudug Inta la xaqiijiyey Seddax Caruur ah iyo aabahood ayaa dhintay hooyadii dhashay caruurtaasina dhaawac ayaa soo gaaray kadib biriq ka dhalatay roobab mahiigaan ah oo xalay saqdii dhexe ka billowday…