2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Oo Sheegtay In Sanad Walbo Dalka Sacuudiga Loo Dirayo 50-kun Oo Shaqaale Ah Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta daah furtay sidii loo billaabi lahaa shaqaalaha dibadda u shaqo tagi lahaa ee Soomaaliyeed. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Cismaan Libaax oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Oo Maanta Xilka La Wareegay Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen Guddoomiyahii hore ee Maxkamadda sare Abukaate Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf iyo Gudoomiyaha cusub ee maxkamaddaasi Ibraahim Iidle Saleebaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Qorsheenaysa Ka Hortagga Aafooyinka Abaaraha Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay qorsheynayaan ka hortagga aafooyinka abaaraha ee ka dhaca deegaannada maamulkaasi iyagoo kaashanaya dowladda dhexe. Wasaaradda qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland iyo Hay’adda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa Dhammaad Waqtigii Ay Sii Jiri Lahaayeen Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xilligaan uu dhammaad yahay dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana ciidamada dowladda ay gaareen deegaanno hor leh. “Dagaalka Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Gobolka Sool Oo Jaray Waddooyin Muhiim Ah Labadii maalin ee ugu dambeeyay waxaa deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Sool ka da’ay roobab saameyn ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Roobabkan da’ay ayaa waxay daad kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Fataahaadda Wabiga Shabelle Oo Ka Dhacay B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa fatahaadda Wabiga Shabelle ka sameeyay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Waxaa kualankaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Lagu Soo Raray Walxaha Qarxa Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay magaalada Muqdisho ku qabteen gaari yar oo la sheegay in laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Gaarigan ayaa la dhigay meel ku dhaw Isgoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Leerarka Cadceedda Ku Shaqeeya Ku Wareejisay Koonfur Galbeed Dowladda Ingiriiska ayaa maamulka Koonfur Galbeed ku wareejisay nalalka ku shaqeeya cadceedda kuwaasi oo qaarkood lagu muday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Nalalkaan ayaa tiradoodu waxay gaareysaa 175, waxaana dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Degmada Wadajir Ku Dilay Shaqaale Ka Tirsan Garoonka Aadan Cadde Rag ku hubeysan bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux ka tirsan shaqaalaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ragga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Magaalada Muqdisho Uga Qeybgalay Xuska Maalinta Midowga Yurub (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta Midowga Yurub oo lagu qabtey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in xiriirka ka dhexeeya…