Puntland Oo Qorsheenaysa Ka Hortagga Aafooyinka Abaaraha Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay qorsheynayaan ka hortagga aafooyinka abaaraha ee ka dhaca deegaannada maamulkaasi iyagoo kaashanaya dowladda dhexe. Wasaaradda qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland iyo Hay’adda… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa Dhammaad Waqtigii Ay Sii Jiri Lahaayeen Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xilligaan uu dhammaad yahay dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana ciidamada dowladda ay gaareen deegaanno hor leh. “Dagaalka Al-shabaab…
1 daqiiqo Roobab Ka Da’ay Gobolka Sool Oo Jaray Waddooyin Muhiim Ah Labadii maalin ee ugu dambeeyay waxaa deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Sool ka da’ay roobab saameyn ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Roobabkan da’ay ayaa waxay daad kusoo…
1 daqiiqo Kulan Looga Hadlayey Fataahaadda Wabiga Shabelle Oo Ka Dhacay B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa fatahaadda Wabiga Shabelle ka sameeyay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Waxaa kualankaan…
1 daqiiqo Gaari Lagu Soo Raray Walxaha Qarxa Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay magaalada Muqdisho ku qabteen gaari yar oo la sheegay in laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Gaarigan ayaa la dhigay meel ku dhaw Isgoyska…
1 daqiiqo Dowladda Ingiriiska Oo Leerarka Cadceedda Ku Shaqeeya Ku Wareejisay Koonfur Galbeed Dowladda Ingiriiska ayaa maamulka Koonfur Galbeed ku wareejisay nalalka ku shaqeeya cadceedda kuwaasi oo qaarkood lagu muday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Nalalkaan ayaa tiradoodu waxay gaareysaa 175, waxaana dowladda…
1 daqiiqo Rag Hubeysan Oo Degmada Wadajir Ku Dilay Shaqaale Ka Tirsan Garoonka Aadan Cadde Rag ku hubeysan bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux ka tirsan shaqaalaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ragga…
2 daqiiqo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Magaalada Muqdisho Uga Qeybgalay Xuska Maalinta Midowga Yurub (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta Midowga Yurub oo lagu qabtey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in xiriirka ka dhexeeya…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Maraykanka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo uu…
2 daqiiqo 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxii Ka Dhacay Xarunta Ciidanka Taraafikada Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo saakay ka dhacay afaafka hore ee xarunta ciidanka Taraafika ee Magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac…