1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo lagu Eedeeyay Dhibaateynta Shacabka Kasoo Jeeda Koonfurta Dalka Aqoonyahannada maamulka Koonfur Galbeed oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay ku eedeeyeen maamulka Puntland dhibaateynta dadka shacabka ah ee kasoo jeedda Gobollada Koonfureed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Koox Hubeysan Oo Haweeney Ku Dilay Degmada Hodon Ee Muqdisho Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku dileen Haweeney la sheegay inay ka mid ahayd ururuka haweenka waaxda October ee degmadaasi. Haweeneydaan ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo ka Qeybgaley Furitaanka Shir Madaxeedka Amniga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa). Shirkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Cabdirashid iyo Wasiirka arrimaha dibadda Algeria Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Ra’isul Wasaaraha dalka Cumar Cabdirashid ayaa jimcihii Istanbul kula kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Istanbul Ramtane Lamamra . Xiriirka labada dal iyo arrimo la xiriira siyaasadda ay xiligan mareyso Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Gobolka Shabellaha Hoose Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in Afar qof oo shacab ah ay ku dileen deegaanka Buulomareer ee gobolka Shabellaha Hoose. Goobjooge magaciisa ka gaabsaday ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Oo Washington Uga Qeybgalaya Shirkii Sanadlaha Ahaa Ee Bank-iga Adduunka iyo IMF Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farketi iyo Wafti balaaran oo ka mid ah Hayadaha lacagta dalka, Gudiga maaliyadda u qaabilsan Barlamanka, La taliyayaala ka kala socda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Naafadaha Oo Ku Dhibban Gelista Xarumaha Waxbarasho Iyo Ganacsi Ee Dalka Dadka naafada ah gaar ahaan kuwa curyaanka ah ayaa aad ugu dhib qaba gelitaanka dhismayaasha ku yaalla wadanka qaarkood, kuwaasi oo aan u diyaarsaneen in qof curyaan ah galo. Cabdullaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Waa Lagama Maarmaan Xaqiijinta Amniga Degmada Cadaado Maamulka Galmudug ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay xaqiijinta amniga degmada Cadaado iyo guud ahaan midda deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo. Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Sh/dhexe Oo Baaq Nabadeed u Diray Beellaha Ku Dagaallamaya Hiiraan Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Shabellaha dhexe ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaallamay deegaanka Yarmook ee gobolka Hiiraan. Suldaan Axmed Rashiid Sheekh Shuceyb oo kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Biyo Keenay In ka badan 48-kii maalin ee lasoo dhaafay waxay biyo la’aan baahsan ay ka jirtay deegaanno badan oo uu maro Wabiga Shabelle, kadib markii uu wabiga biyo yareeyay. Gobolka Hiiraan…