6 daqiiqo Sheeko:Dalka Inta aanuu Dhamaan Waqtiga ‘Ban Ki-moon’, Baro 8-da Musharrax ee u Taagan Qabashada Jagada Xoghayaha Guud Ee QM Sideed musharrax ayaa waxaa su’aalo lagu waydiiyay xarunta Qaramada midoobay 12-kii bishan April 2016, si loogu dhawaaqo iney u taagan yihiin qabashada xilka xoghayaha guud ee QM, inta aaney dhamaan mudada xoghayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaasyo Iyo Siyaasiyiin Ku Sugan B/weyne Oo Xoojiyey Diidmada Shirka Ka Furmay Jowhar Ugaasyo iyo Siyaasiyiin ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa qaadacay furitaanka wejiga Labaad ee Shirka Jowhar ee maamul u sameynta gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Kullan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Ku Baaqay In Baarlamaanka Soo Socda Lagu Soo Dhiso Karti Iyo Aqoon Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in baarlamaanka soo socda lagu soo dhiso karti iyo aqoon, si ay wax badan ugu qabtaan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Loogu Baaqay Xallinta Xiisadda Cadaado Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Ximan iyo Xeeb Cabdiraxmaan Sheekh Cabdullaahi ayaa ka dalbaday maamulka Galmudug in degdeg ay ku xalliyaan xiisadda ka jirta degmada Cadaado. Mas’uulkan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Degmada Cadaado Oo Shalay Lagu Dagaallamay Wararka saaka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in xaaladda degmadaasi ay tahay mid deggan kadib markii shalay halkaasi ku dagaallameen Maleeshiyaad hubeysan iyo ciidan ilaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Magaalada Khartuum Kula Kulmaya Dhiggiisa Sudan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Sudan ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo dhiggiisa dalkaasi Cumar Xasan Albashiir Madaxweynahe Xasan Sheekh iyo wafdi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israsaaseyn Ka Dhacday Agagaarka Airportiga Cadaado Israsaaseyn ayaa goordhaw ka dhacday bar Control oo ku taalla garoonka diyaaradaha Cadaado ee Galgaduud. Warar horudhac ah ayaa sheegaya in koox hubeysan ay soo weerareen bar Control oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Odoyaasha Dhaqanka oo Ku Mashquulsan Xulista Ergada Shirka Waxaa maalintii labaad galay shirka Jowhar oo talaadadii dib looga furay halkaas, waxaana socda shirar gaar gaar ah oo la sheegay in lagu xulayo ergada labada gobol uga qeyb galeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Seddax Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in suuqa xoolaha ee degmadaasi uu ka dhacay Qarax Bam kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Looma Dhama Shirkii Madasha Ee Muqdisho Kusoo Dhammaaday Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ayaa kasoo horjeestay shirkii mashada wadatashiga qaran ee shalay ugu soo gabagaboobay magaalada Muqdisho, kaasi oo laga soo saaray nidaamka doorasho ee dalka. Cali Baashi Faarax Cali…