Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Taageero La Garab Taagannahay Dhammaan Maamul Goboleedyada Dalka Ee Dagaalka Kula Jira Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in taageero buuxda ay dowladda la garab taagantahay dhammaan maamul goboleedyada ka jira dalka ee la dagaallamaya Xarakada Al-shabaab. War-saxaafadeed… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Wasaaradda Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Oo Magacawday Qubaro Baara Sababta Ka Dambeysa Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Wasaaradda Biyaha iyo Korontada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa qubaro u magacawday qubaro baaritaan ku sameeya sababaha keenay inuu biyo yareeyo Wabiga Shabelle. Wasiirka wasaaraddaaasi Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo la…
2 daqiiqo Diiwaan Gelinta Cod Bixiyeyaasha Doorashada Somaliland Oo La Hakiyey Kulan ay maanta isugu yimaadeen hoggaanka Seddaxda xisbi siyaasadeed ee Wadani, UCID, Kulmiye, Shir guddoonka Labada gole Baarlamaan ee Somaliland iyo mas’uuliyiinta guddiga doorashooyinka ayaa ka shiray dalab ka yimid…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Ruushka Ee Soomaaliya (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka Russia wakiilka uga noqon doona Soomaaliya, Mr Sergey Kuznetsov. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Booqday Askartii Puntland Uga Dhaawacantay Dagaalladii Mudug Iyo Nugaal (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland, Mudane Cabdweli Maxamed Cali Gaas, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah iyo…
4 daqiiqo Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Soo Afjareen Dagaalladii Ka Dhanka Ahaa Al-shabaab Ee Gobalka Mudug Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in lasoo afjaray dagaalladii ka dhanka ahaa Xarakada Al-shabaab, kaasi oo ka soconayey deegaanno ka mid ah gobolka Mudug. War-saxaafadeed kasoo baxay maamulkaasi ayaa lagu…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Kismaayo Ee Jubbaland Iyo Beel Degta Gobolladaasi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii dhowaan magaalada Kismaayo ay ku kala saxiixdeen Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo mid ka mid ah beelaha dega gobolladaasi.…
2 daqiiqo Shan Qof Oo Gaajo Ugu Geeriyootay Deegaanno Ka Tirsan Somaliland (Sawirro) Wararka ka imaanaya deegaanka Xariirad ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in Shan qof oo midi dumar tahay ay gaajo darteed ugu geeriyoodeen tuulooyin hoostaga degmadaasi, iyadoo ay jiraan dad kale…
3 daqiiqo Soomaaliya Oo Lugu Soo Daray Liiska Dalalka Ugu Militariga Xoogan Dunida Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa Liiska 126 Dal ee ugu Ciidanka iyo xoogaga badan Aduunka iyo sida ay u kala horeeyaan, Liiskan waxaa soo saartay Global Firepower. Waxaa xusid mudan in…
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Sheegtay Inay La Socoto In Itoobiya Ay Wabiga Shabelle u Leexisay Deegaanno Hor Leh Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka warhayso in dowladda Itoobiya ay deegaanno cusub u leexisay Wabiga Shabelle si biyuhu ay dhul badan u gaaraan. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…