5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqaal Uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Uga Hadlay Shirka Bini’aadannimo Ee Istanbul Iyadoo dunida ay aad uga naxday sawirka geerida wiilkii yaraa Aylan Kurdi jiilaalkii tagay ayaa hadana waxa isbadalay ay aad u yar yihiin, waana wax laga xumaado oo waxashnimo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Weerar Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Hoteel Ku Yaalla Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa sheegaya in qarax Ismiidaamin ah lagu weerarey Hoteelka Uunlaay oo ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haween Soomaaliyeed Oo Lagu Kufsaday Xerada Qaxootiga Kaakuma Ee Dalka Kenya Xerda qaxootiga Kaakuma oo in ka badan 700 oo Km u jirta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa laga soo sheegayaa dhibaatooyin kali u ah dadka Soomaaliyeed ee halkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Muddo 48 Saac Ah u Qabtay Maleeshiyaadka Hubeysan Inay Uga Baxaan Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayey amniga guud ee gobolkaasi iyo sida wada shaqeyn u dhexmari lahayd shacabka iyo ciidanka amniga. Kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Waan La Xanuunsaneynaa Walaalaheenna Turkiga Ee La Dhibaateeyay Iyagoo Shacabkeena Gargaaraya” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu dilay Shaqaale Turki iyo Soomaali isugu jira kaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Shaqaale Turki Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Gaari ay saarnaayeen Shaqaale Turki ah iyo kuwo Soomaali ah ayaa gabal dhacii shalay waxay dabley hubeysani ku weerareen degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaasyo Xafiiska QM ee Soomaaliya Ka Codasay in La Dhexdhexaadiyo Iyaga iyo Dowladda, Kana Digay In Shirka La Sii Wado Sida ku cad warqad ay heshay Goobjoog News Ugaasyada kala ah: Xasan Ugaas Khalif, Cali Ugaas Xasan iyo Cali Ugaas Muxumed Shafeec oo ka mid ah Ugaasyada Hiiraan ayaa warqad ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Xallinta Beelaha Weli Dhaliilsan Shirka Jowhar Waxaa la filayaa in dhawaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe uu ka furmo wejiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobollada Shabellaha dhexe iyo Hiiraan, waxaana halkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Abaaraha Dalka Oo Soo Bandhigay Halka Loogu Hagaajin Karo Lacagaha Taburrucaadda Ah Guddoomiyaha Guddiga Samafalka iyo Horumarinta Soomaaliya Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah guddi shaqadiisu tahay gurmadka abaaraha ayaa Goobjoog News soo gaarsiiyay Accountiyada ay dadka lacagaha dhigi karaan Guddiga waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Madaafiic La’isku Weydaarsaday Deegaanka Leego Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi xalay ay madaafiic ku weerareen Xarakada Al-shabaab, iyadoo sidoo kale ciidanka AMISOM ay tuureen madaafiic kale…