2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuud Kala Duwan Oo Ku Wajahan Magaalada Garoowe Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ay gaaraan wufuud kala duwan, kuwaasi oo la filayo in goojoog ka ahaadaan heshiis halkaasi lagu saxiixi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: 30 Cisho Ha Isku Soo Diiwaan Geliyaan Hay’adaha Ka Howlgala Deegaannada Galmudug Wasiirka Gargaarka Bini’aadannimada iyo daryeelka naafada Galmudug Shire Xirsi Maxamuud oo kormeeray kaam ay ku jiraan qoysas barakacayaal ah oo ku yaalla duleedka magaalada Cadaado ayaa sheegay in qoysaskani ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya Oo Loogu Baaqay Iney Ciidankeeda Kala Baxdo Deegaannada Xuduudda Ee Galgaduud Wasiir ku xigeenkii hore ee warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo la hadlay Goobjoog News isaga oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhibaatooyin uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Dilay Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Baardheere Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay habeenkii xalay ahaa dileen Cabdullaahi Cabdi Aadan oo ahaa madaxii canshuurta ee degmadaasi. Rag ku hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Ku Wajahan Magaalada Hargeysa Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa la filayaa in ay gaaraan deegaannada gobollada Waqooyi ee dalka iyaga oo ka degi doona magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi Galbeed. Guddoomiyaha guddigaasi Sheekh Nuur Baaruud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Iyo Shacab Lacago Ugu Yaboohay Dadka Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Mas’uuliyiin iyo shacab farabadan ayaa maanta lacago ugu yaboohay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban qaar ka mid ah gobollada dalka oo abaar xoogani ka jirto. Idaacadda Goobjoog waxaa maanta si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaar Ah:- Puntland Oo Aqbashay Qaadashada Nidaamka 4.5 Maamulka Puntland ayaa ogolaaday nidaamka doorasho ee 4.5 kadib dadaalo ay sameeyeen Turkiga, sida ku cad warqado ay heshay Goobjoog. Ogolaashiyaha Puntland ayaa imaanaya kadib markii March 30 ay Garoowe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Maanta Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay illaa iyo Afar qof iyadoo sidoo kale la dhaawacay Labo kale. Dabley hubeysan ayaa duhurnimadii maanta waxa ay Laba qof…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Jaamacadda Gaarisa Oo Hal Sano Kasoo Wareegtay Maanta oo kale 2-dii April 2015, rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday jaamacadda Gaarisa oo ay ku dileen arday gaareysa 147 qof oo rag iyo dumarba isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Masraxiyad Faneed Ka Jira Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho Xeebta Liido ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ka jira Masrixiyad Faneed oo dhalinyaro Soomaali ah ay jilayaan Aflaan ku saabsan Nabadda Soomaaliya iyo wacyigelinta dhalinyaradda . Waxaa u daawasha taga…