2 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Jaamacadood oo Lagu Bilaabi Doono Nidaam Internet oo Ay Maalgelin Doonaan Baanka Aduunka iyo BBIAF (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kulanka Maalgashiga qadka Internetka kaas oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Boostada, Baanka Aduunka iyo BBIAF Waxaa ka qaybagalay kulankaas Maamul Goboleedyadda Dalka waxaana muhiimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Sheegatay Inay Dishay Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab AMISOM ayaa sheegatay in illaa 6 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab ay Axaddii ku dileen shabeellada hoose, hadalkan ayaa imaanaya saacado kadib markii AMISOM iyo ciidamada dowladda Federaalka la wareegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Dharkeynley Oo Ka Warbixiyey Qaabka Loo Bixiyo Canshuurta Degmadaasi Maamulka degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey qaabka canshuur bixinta ee degmadaasi iyo sida maamulka ula macaamilo shacabka degmadaasi ku dhaqan. Guddoomiyaha degmadaasi Cumar Meyre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye Oo Ciidamada Liyuu Boolis Ku Eedeeyay Inay Dhibaato Ku Hayaan Dad Deggan Galgaduud Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya in dhibaato xooggan ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caawinta Ciribtirka Miinada Oo Laga Xusay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay kulan lagu xusayey maalinta ay Qaramada Midoobay u asteysay caawinta ciribtirka Miinada. Waxaa kulankani ka qeybgalay qaar ka mid ah dadkii ku waxyeeloobay qaraxyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Maamulka Somaliland Ku Wareejiyey 1 Milyan Oo Doolar Guddiga Gurmadka abaaraha ee shalay gaaray magaalada Hargeysa ayaa maanta lacag dhan 1 Milyan oo doolar waxay ku wareejiyeen maamulka Somaliland si loogu gurmado dadka ay abaartu ku habsatay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Roob Doon Ah Lagu Oogay Magaalada Muqdisho Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo qabanqaabisay isku soo bax roobdoon ah, kaasi oo ay ka qeybgaleen madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, Culimo, iyo shacab badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Gobolka Bari Oo Ka Dhacay Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayey amniga guud ee gobalkaasi, kaasi oo ay ka qeybgaleen saraakiil ciidan iyo mas’uuliyiin kale. Guddoomiyaha Gobolka Bari …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Faroole “Waxaan Ahay Musharrax u Taagan Doorashada Xilka Madaxweynaha Ee 2016” Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo saxaafadda kula hadlay magaalda Garoowe ayaa sheegay inuu yahay musharrax u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada la filayo in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Isbedal Uu Dalka u Keenayo Heshiiskii Dowladda Federaalka Iyo Puntland Maxamed Maxamuud Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa tillaabo horay loo qaaday ku tilmaamay heshiiskii xalay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland ku gaareen magaalada Garoowe ee gobolka…