1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Ceelbuur Oo Sheegay In Dagaallo Ay Kula Wareegeen Deegaanno Hoostaga degmadaasi Maamulka degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal ay la galeen ciidamada Al-shabaab ay kula wareegeen deegaanno ku dhaw degmadaasi. Maxamed Cabdi Xasan Biyo Quute oo ah guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Fadeexadda Warqadaha Panama Oo Caadaadis Badan Saartay Hoggaamiyeyaasha Dunida Tiro ka mid ah hoggaamiyeyaasha caalamka oo magacyadoodu ka soo dhex muuqdeen warqadaha sirta ah ee loo yaqaanno Panama Docoment, ayaa waxay bilaabeen iney ka jawaabaan iyagoo ku tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Dalbaday Gargaar La Gaarsiiyo Barakacayaal Ku Sugan Mudug Iyo Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa walaac xooggan ka muujiyey xaaladda ay ku sugan dadkii dhawaan kasoo barakacay deegaannada Daacdheer iyo Kaxandhaale oo dhaca xuduudda gobalkaasi la leeyahay Itoobiya, kuna sugan deegaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Ka Billaabatay Deegaanno Ka Mid Ah Gobolka Bari Oo Abaar Ka Jirto Biyo dhaamin aan sidaa u badneen ayaa ka billaabatay deegaanno ka mid ah gobolka Bari gaar ahaan degmada Bandarbeyla iyo deegaanno kale oo hoostaga degmadaasi. Xildhibaan Cabdullaahi Xaaji Dayib oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Sababta Ay u Aqbaleen Nidaamka 4.5 Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayey TV-ga ku hadla afka maamulkiisa ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in Puntland ay ka tanaasusho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Aadan Yabaal Oo Sheegay In Saacado Kadib La Wareegayaan Degmadaas Maamulka demada Aadean Yabaal ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay ins aacado kadib ay la wareegi doonaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM degmadaasi oo shalay ay faarujiyeen Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo:- Maxkamad Xukuntay Nin Lagu Eedeeyay Ka Gacsiga Qamriga Maxkamadda Darajada 1-aad degmada Gaalgacyo ee Puntland ayaa maanta la horgeeyay Nin la sheegay in uu ka ganacsan jiray maandooriyaha Qamriga islamarkaana ku dhex iibin jiray waqooyiga magaaladaasi. Howlgallo ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Halista Miinooyinka Oo Lagu Qabtay Degmada Cadaado Kulan ay soo qabanqaabisay hay’adda maamulka Galmudug u qaabilsan Miino baarista ayaa maanta ka dhacay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo Faarujiyey Degmada Aadan Yabeel Ee Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay isaga baxeen degmada Aadan Yabaal ee gobolkaasi. Dad ku sugan degmadaasi ayaa u sheegay Goobjoog News in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Somaliland Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay ka dageen deegaanno ka mid ah Somaliland, gaar ahaan deegaanno badan oo abaar ay ka jirtay.…