2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Gobolka Banaadir Oo Ka Warbixiyey Howlgal Ay Ku Qabteen Qoriga Hoobiyaha Iyo Gaari Nooca Dadweynaha Ah Taliska Booliiska qeybta gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyey howlgal ay habeenkii xalay ahaa ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho kaasi oo lagu qabtay Gaari nooca dadweynaha ah iyo sidoo kale qoriga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Madaafiic Xalay Ku Dhacday Degmada Xamar Jajab Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarihii ka dhashay madaafiic habeenkii xalay ahaa lagu tuuray degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Maanta Booqday Buuloburde, Hiiraan Degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, waxaana ka mid ahaa wafdigan Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Sababtay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Caawa Ku Dhacday Degmada X/jajab Ee Muqdisho Ugu Yaraan Labo ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyootay in ka badan 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen Madaafiic caawa fiidkii ku dhacday xaafado ka mid ah degmada X/jajab…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caafimaadka oo Dunida Laga Xusay iyo Cudurka Macaanka(diabetes) Oo Laga Deyriyay Maanta waxaa dunida laga xusay maalinta caafimaadka aduunka, waxaana sanadkan cinwaan looga dhigay cudurka Sokorowga oo ka mid ah cudurrada ugu qatarsan dunida. Cudurkan dilaaga ah ee sonkorta sanadkii 2008-dii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda Waxay Muhimad Gaar Ah Siinaysaa Horumarinta Adeegyada Bulshada” Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay xoogga saarayso horumarinta adeegyada bulshada oo caafimaadka ugu horreeyo. Maanta oo ku beegan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dad Daadad Ugu Dhintay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka AWDAL . Ugu yaraan 7 ruux oo ay ku jiraa caruur iyo dad waayeel ah ayaa ku dhintay roobab xooggan oo ka da’ay magaalada Dila ee gobolka Awdal, deegaankani Dila ayaa qiyaastii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Saxiixday in Wasaq Dhan 1.5 Million Metric Tonnes Lagu Shubo Muqdisho Wasaaradda deegaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa bishii January ee sanadkan heshiis la saxiixatay shirkad lagu magacaabo Chinook Urban Mining oo Ingiriis ah, heshiiska ayaa ahaa in 1.5 million metric tonnes…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Heshiis Dayn Cafin Ah La Gashay IMF (Sawirro) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Sooamlia, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Farkeeti” iyo wafti uu hogaaminaayay ayaa magaaladda Nairobi kulan socday 30 March-5-ta April la yeeshay wafti ka socday Hay’ada Sanduuqa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In La Maxkamadeynayo Maxaabiis Ay Ka Qabteen Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay maxkamadeyn doonaan dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo dhawaan ay ku qabteen dagaallo ka dhacay gobolka Mudug, marka laga reebo kuwa aan qaangaarin. Cabdullaahi Axmed…