1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Degmada Aadan Yabaal Oo Ay Dib Ula Wareegeen Al-shabaab Maamulka degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa faah faahin ka bixiyey sababta ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay dib uga baxeen degmadaasi, xilli Al-shabaab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Amniga Gobolka Nugaal Oo Ka Furmay Magaalada Garoowe Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka furmay shir ballaaran oo looga hadlayo amniga guud ee gobolkaasi iyo sidii loo xoojin lahaa. Shirkaan oo soconaya Laba maalin waxaa isugu yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Kulmay Magaalada Muqdisho Oo Taageeray Shirka Jowhar Waxgarad Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa taageeray shirka la filayo inuu ka furmo magaalada Jowhar ee maamul u sameynta gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Waxay waxgaradkani ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Maamulkaasi Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee maamulkaasi kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Wareegtadan ayaa lagu sheegay in markii uu madaxweyne Shariif uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Hor Leh Oo Ku Biiray Shirka Nabadeynta Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa gaaray Odayaal dhaqameed tiro badan, kuwaasi oo ku biiray shirka dib u heshiisiinta ee ka socda magaaladaasi. Diyaarad gaar ah oo sidday Odayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan Ka Wadda Deegaannada Galmudug Maamulka Galmudug State ayaa ka warbixiyey waxa ay kala socdaan dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee Al-shabaab ka wadaan deegaanno ka tirsan maamulkaasi Wasiirka Amniga maamulkaasi Cismaan Ciise Nuur oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Madasha Wadatashiga Qaran, iyadoo magaalada ay ku sugan yihiin dhammaan hogaamiyeyaasha maamul gobaleedyada dalka. Shalay waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Maqaayad Ku Taalla Muqdisho Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay banaanka hore maqaayad lagu magacaabo Rajo oo ku taalla Isgoyska Beyxaani, degmada Shibis ee magaalada Muqdisho. Inta la ogyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dib u Dhac Ku Yimid Furitaanka Wejiga Labaad Ee Shirka Jowhar Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan inuu dib u dhacay shirkii la doonayey in maanta ka furmo halkaasi, kaasi oo lagu soo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo Goobjoog Fm Uga Warramay Xiriirka Labada Dal, Shaqada Safaaradda, Deeqaha iyo Drones-ka Goobjoog News ayaa wareysi gaar ah Muqdisho kula yeelatay safiirka Soomaaliya u fadhiya Mareykanka Ambassador Axmed Ciise Cawad xilli uu todobaadkan safar gaaban ku yimid dalka, inagoo kala hadalnay shaqada…