1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Labaad Ee Shirka Jowhar Oo Maanta Furmaya Maanta oo sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka furmo wejiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobollada Shabelleha Dhexe iyo Hiiraan. Wejiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hambalyo u Diray Madaxweynaha Jabuuti Ee Dib Loo Doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee shalay dalkaasi aanu walaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Raggii Loo Haystay Dilka Wariye Hindiyo Xaaji Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Sabti ah waxay xukun dil ah ku filisay Laba nin oo la sheegay inay ka dambeeyeen dilkii Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka Dib u Heshiisnta Ee Ka Socda Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka soconaya shir dib u heshiisiin ah, kaasi oo ay fureen Ugaasyadii diiday ka qeybgalka shirka degmada Jowhar ee maamul u sameynta Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Baay Deegaanno ka tirsan gobollada Baay iyo Bakool islamarkaana maalmihii ugu dambeeyay ay biyo la’aan baahsan ka jirtay ayaa la sheegayaa inay da’een roobab ay dadka iyo duunyada ku diirsadeen. Wararku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Degmada Jilib Ee Gobolka Jubada Dhexe Diyaarado dagaal oo la rumaysan yahay in laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa duqeymo ka gaystay degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe iyo deegaanno ku dhaw degmadaasi. Duqeymahan ayaa siyaabo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ku Guuleystay Doorashadii Jabuuti Xukuumadda Jabuuti ayaa sheegtay in doorashadii shalay ka dhacday dalkaasi uu ku guuleystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle kadib markii uu helay codad ku filan. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidanka Dowladda Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Wadaan Gobolka Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa howlgallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab waxay ka wadaan deegaanno dhanka bari kaga yaalla gobolka Hiiraan. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Dalka Jabuuti Oo Maanta u Dareeray Codbixinta Doorashada Madaxtinimo Ee Dalkaasi Maanta oo jimco ah ayaa shacabka ku dhaqan wadanka Jabuuti waxay u dareereen xarumaha codbixinta ee doorashada madaxtinimo ee dalkaasi. Doorashadan waxaa isku haya madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Shaaciyey Waqtiga Uu Isaga Degayo Xukunka Dalkaasi Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir oo Suudaan xukumayay muddo gaaraysa 27 sano, ayaa Khamiistii shalay ku dhawaaqay inuu xukunka iskaga dagayo sanadka 2020, waqtigaas oo ku aaddan gabagabada xilliga madaxtinimadiisa. Madaxweyne…