1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Askari Oo Loo Xiray Dagaal Ka Dhacay Degmada Baladxaawo Ee Gedo Waxgaradka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ku guuleystay in lasoo xiro askar badan oo ka tirsan dowladda Federaalka kuwaasi oo la sheegay inay ka qeybgaleen dagaal beeleed ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Dhaliilay Heshiiskii Dowladda Federaalka Iyo Puntland Kulan ay isugu yimaadeen wasiirada maamulka Khaatumo State uuna shir guddoominayey Madaxweynaha maamulkaasi Cali Khaliif Galeyr ayaa waxay kaga soo horjeesteen heshiiskii magaalada Garoowe ku kala saxiixdeen dowladda Federaalka iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Amaroo Lagu Xaqiijinayo Ammaanka Magaalada Muqdisho Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amarro lagu sugayo amniga magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu dambeeyay faraha kasii baxayey. Guddoomiyaha gobolka Yuusuf Xuseen Jimcaale oo habeenkii xalay ahaa saxaafadda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo La Wareegay Aden Yabaal Ciidamo ka tirsan dowladda oo gacan ka helaya AMISOM ayaa maanta gacanta ku dhigay degmada Aden yabaal ee gobolka Shabeelladaha dhexe. Guddoomiyaha degmada Aden yabaal Maxamud Sheekh Xasan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Warbixisay Howlgallo Dad Lagu Qabtay Oo Ciidanka Dowladda Ka Sameeyeen Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal ciidamada dowladda ka sameeyeen maanta xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir. Afhayeenka wasaaraddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Saraakiil Ka Socotay Hay’adaha Gargaarka Oo Ka Shiray Abaaraha Dalka Ka Jira Wasaarada arimaha Gudaha Xukumada Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil ka socotay Hay’adaha gargaarka ayaa ka wada hadlay sida la isaga kaashan karo gurmad gaarsiinta qoysaska abaaruhu ay ku haystaan Gobollada qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Kulmay Magaalada Muqdisho Oo Ku Baaqay In Dowladda Looga Dambeeyo Maqaamka Muqdisho Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay maqaamka magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe hadallo badan ay ka imaanayeen. Waxgaradkan ayaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kullan Looga Hadlayey Horumarinta Ganacsiga Deegaannada Galmudug Oo Lagu Qabtay Cadaado Kulan looga hadlayey horumarinta ganacsiga heerarka hoose iyo dhexe ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug, waxaana ka qeybgalay wasiirka Ganacsiga iyo Warashadaha Galmudug, ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Sheegay In Dowladdu Fursado Siineyso Ardayda Ka Qalin Jabiya Jaamacada Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa la kulmay Ardeyda wax ka barata Jaamacadda Bariga Afrika qeybteeda magaalada Garowe, waxana kulanka ku weheliyey Mas’uuliyiin…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Maqaamka Muqdisho ee Goobjoog FM Wax badan waxaa laga hadlay Maqaamka magaalada Muqdisho, Laakiin doodda Maqaamka ee ka baxday Goobjoog News waxaa ay uga duwaneyd kuwii hore iyadoo ay ka qeyb galeen dhamaan maamul goboleedyada…