1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Gedo Oo Biyo La’aan Ay Ka Jirtay Roob xooggan ayaa ka curtay deegaannada waqooyi ee gobolka Gedo kuwaas oo xiray isku socodka degmooyin muhiim ah oo ku yaalla gobolkaasi. Maxamed Xaaji oo kamid ah dadka ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsan Jubbaland Oo Xaqiijiyey In Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Duqeeyeen Degmada Jilib Mas’uul ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa xaqiijiyay jiritaanka diyaarado maraykan ah iyo ciidamo Soomaali ah oo beegsaday degmada Jilib ee Jubbada Dhexe. Guddoomiyaha deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Xasan Xanafi Xaaji Maxkamadda ciidamada qalbka sida ayaa saaka oo Isniin ah waxay dil toogasho ah ku filsay Xasan Xanafi Xaaji oo lagu eedeyay inuu ka dambeeyay dilka wariyeyaal lagu dilay magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Oo Dib Hawada Ugu Soo Laabatay, Maalmo Ay Maqneyd Kadib Labadii maalin ee aynu kasoo gudubnay waxaa hawada ka maqnayd isgaarsiinta degmada Hobyo iyo deegaanno kale oo hoostaga degmadaasi, hase yeeshee saacado kahor ayaa hawada dib loogu soo celiyey. Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Oo Maanta Arrimo Muhiim Ah Looga Doodayo Shirka madasha madasha wadatashiga qaranka ee magaalada Muqdisho ka socda ayaa maalintiisii Labaad galay, iyadoo Axadii uu furmay shirkaanna looga hadlayo arrimo badan oo muhiim ah. Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh oo Sheegay in Madasha Looga Hadli Doono Nidaamka Doorasho, Arrimaha Nabad Galyada iyo Dastuurka Madaxweynaha federaalka ayaa maanta ka hadlay furitaanka shirka madasha qaran ee looga arrinsanayo nidaamka doorasho ee 2016-ka. Shirkan waxaa goobjoog ka ahaa sidoo kale ra’isul wasaaraha dalka Cumar Cabdirashid iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Beenisay in Ay Ka Baxday Aden Yabaale Afhayeenka AMISOM Lt Col Joe Kibet oo Goobjoog News la hadlay ayaa beeniyay in ay AMISOM ka baxday Aden Yabaale, isagoo intaa raaciyay in jimcihii ay qabsadeen magaalada welina ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Furay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Magaalada Muqdisho (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha, khudbad uu madasha ka jeediyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar Oo Culeys Diblomaasiyadeed La Saaray Kadib Dilka Cilmi Baare Taliyaani ah Xiriirka Diblumaasiyadeed ee dowladaha Masar iyo Talyaaniga ayaa maalmihii ugu dambeeyay aad u sii xumaanayay, ka dib dilkii cilmi baarihii Talyaaniga ee Giulio Regeni, kaas oo meydkiisa oo jirdil xoogani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 102 qof oo Ku Dhintay Qarax ka dhacay Hindiya Ugu yaraan 102 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhashay Baaruud oo qabsaday Macbad Hindi ah, in ka badan 200 ayaa sidoo kale ku dhaawacantay. Machabdka uu dabka ka kacay…