2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Maraykanka Oo Xaqiijiyey Dilka Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa xaqiijiyey geerida sarkaal sare oo la sheegay inuu ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab, kadib howlgallo ay sameeyeen ciidanka Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Maraykanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shacab Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Dalka Ay Ku Dhisaan Iskaa Wax u Qabso Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa ku dhiirigeliyay shacabka Soomaaliyeed inay iskood wax u qabsadaan, waddankoodana dhistaan. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay xarunta gobolka Banaadir ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM iyo Ciidamada Dowladda oo Ku Siqaya Jannaale iyo Shacabka oo Qax Bilaabay Ciidamada AMISOM iyo dowladda federaalka ayaa ku siqaya magaalada Jannaale ee shabeelada hoose, labo bilood kadib markii ay horay AMISOM magaalada uga baxday. Mid ka mid ciidamada dowladda oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Gargaarka: USD 105 Million Ayaa Loo Baahan yahay Si Loo Badbaadiyo Dadka Abaaraha Saameeyeen Hay’adaha gaargaarka Soomaaliya ayaa Nairobi ka sheegay in loo baahan yahay illaa USD 105 million si loo taageero dadka aabaraha saameeyeen ee ku nool gobollada waqooyi ee dalka sida Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Hore Tarsan Oo Dhaliilay Halka Uu Marayo Amniga Muqdisho Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa wax aan la aqbali Karin ku tilmaamay xaalka amniga Muqdisho halka uu marayo oo uu sheegay in maalinba maalinta ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Qarax Bam Oo Lagu Weeraray Masjid Ku Yaalla Baladweyne Inta la og yahay 2 ruux ayaa ku geeriyootay in ka badan 10 qofna waa ay ku dhaawacmeen qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray Masjid ku yaalla magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Azerbaijan Oo Xaqiijisay In Haweeney Kasoo Jeedda Dalkeeda Ay Ku Geeriyootay Weerar Shalay Ka Dhacay Muqdisho Safaaradda dalka Azerbaijan uu ku leeyahay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa lagu xaqiijiyay in haweeney u dhalatay dalkaasi iyo carruur ay dhashay ay ku jireen dadkii waxyeelladu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxweynaha Puntland Oo kormeeray Garoonka Cusub Ee Magaalada Garowe (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Cabdiweli M. Cali Gaas, wafdi ka socda Dawladda Turkiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga oo Cabdiweli Gaas Kala Hadlaya Xiriirka Puntland iyo Dowladda Federaalka ah. Wafti safiirro ah oo ka socda Turkiga ayaa galabtii arabacada gaaray Garoowe iyagoo xalay ilaa maanta wada hadallo aan kala go’ laheyn la leh maamulka Puntland. Watdiga Turkiga ee Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Ismiidaaminta Ee Magaalada Gaalkacyo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay bannaanka hore ee Hoteelka Uunlaay oo ku yaalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaasi oo sababay khasaare dhimasho…