1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari oo Ku Dhimatay Qarax Gaari oo Ka Dhacay Muqdisho Wararka aan ka heleyno degmada Hodan ee Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa qabuuraha Cabdirashiid iyo Isbitaal Erdogan ayaa la sheegayaa in qarax miino lagula eegtay gaari ciidan oo Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 31-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Somaliya yaa maanta agab loogu talagalay kahor tagga cudurka Coroanavirus ku wareejisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Gobalka Banaadir Oo Sheegay in La Xiri Doono Xeebta Liido Iyada oo horey dowladda Soomaaliya ay u fasaxday goobaha waxbarasada sida Jaamacada iyo iskuulada ayaa haddane maamulka gobalka Banaadir waxa uu ku baaqay in la hakiyo isku imaatinka dadweynaha si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 31-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Puntland ayaa Goob fagaaro ah ku gubtey Jaad si qarsoodi lagu soo geliyey Magaalada Boosaaso, xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 30-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Dowladda federalka ayaa ka hadashay qarixii ka dhacay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Guddomiyihii Gobolka Nugaal ee Puntland…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xog: Xadka Dhulka Ah Ee Ay Soomaaliya La Wadaagto Kenya iyo Itoobiya oo furan, Sabab? Inkasta oo dowladda federaalka ah ay xirtay duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa gudaha hadana waxaan ogaannay in weli uu furan yahay xadka ay Soomaaliya la wadaagto dalalka Kenya iyo Itoobiya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 30-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Dowladda dhexe ayaa ka hadashay qarixii xalay ka dhacay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Guddomiyihii Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo War Cusub Ka Soo Saartay COVID-19 Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi ayaa waxaa ay war hor leh ka soo saareen Caabuqa COVID-19, iyadoo amarro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 29-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: AMISOM ayaa xirtay xerada Xalane, xilli maamlo ka hor laga helay qof qaba Cudurka Coronavirus awadii. Dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Muddo 30 Cisho Ah Xanibtay Dhaqdhaqaaqa Xarunta Xalane ee Muqdisho Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya kaasi oo loo yaqaan AMISOM, ayaa xaddiday dhammaan galitaanka iyo ka bixitaanka xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. AMISOM ayaa waxa ay sheegtay in…