1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Lacag La’aan Ku Diiwaangelinaysa Warbaahinta Iyo Wariyeyaasha Ka Howlgala Kismaayo Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta maamulka Jubbaland ayaa loogu yeeray dhammaan wariyeyaasha ka howlgala magaallada Kismaayo iyo sidoo kale mas’uuliyiinta qalabka warbaahineed ee magaalladaasi yaalla in muddo 10 cisho ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Macallin Fiqi “Dagaalka Dhuusamareeb Waa Ceeb Usoo Hoyatay Dadka Deggan Deegaannadaasi” Xoghayaha xisbiga Daljir Axmed Macallin Fiqi ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka kasoo cusboonaaday magaalada Dhuusomareeb ee gobalka Galgaduud, isaga oo sheegay in dagaalkaasi uu yahay ceeb usoo hoyatay shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay Inay Howlgal Ku Dileen Rag Ka Mid Ah Al-shabaab Maamulka degmada Xudur Ee Gobalka Bakool ayaa ka warbixiyay howlgallo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen deegaanno ku dhaw degmadaasi kaasi oo ay ka dhalatay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
16 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxqabadka Xukuumadda Federaalka Ee Bishii February 2016 Goobjoog News waxa Ay bil walba idiin Soo gudbisaa warbixin Ka hadlaysa wax Qabadka Xukuumadda Soomaaliya. Warbixintaan ayaa diiradda lagu saaraa wax kasta oo wax qabad u muuqda islamarkaana qabtaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Waxaa Nasoo Weeraray Ciidank Xoogga Dalka Iyo Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa sheegay in dagaalkii saakay iyo xalay ka dhacay degmadaasi ay ka qeybgaleen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Degmada Wanlaweyn Ee Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka kacay dab aad u xooggan kaas oo sababay khasaare hantiyadeed. Qof ku sugan degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Ku Celisay In Caruur Soomaaliyeed Ay Halis Ugu Jiraan Inay u Geeriyoodaan Gaajo Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in 60 kun oo carruur ah ay waajahayaan geeri sabab la xiriirta raashin yari iyo dawo la’aan, waana sida uu sheegay isuduwaha Arrimaha Bini’aadamnimada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hillary Clinton Iyo Donald Trump ayaa Ku Horeeya Doorashadii Super Tuesday Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa sii xoojiyay fursadda ay ku matali karaan labada xisbi ee Jamhuuriga iyo Dimoqoraadiga. Cod bixiyeyaasha ayaa Talaadadii u dareeray gobollo badan oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Golaha Wasiirada Ee Xoojinta Amniga Muqdisho Muqdisho, 2 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heerka Nolosha Ee Magaala Muqdisho Oo Sare u Kacday Heerka nololeed ee magaalada Muqdisho ayaa ah mid ka duwan sanadihii hore iyadoo saamayn ku yeelatay dadka danta yar. Maalinba maalinta ka danbaysa waxaa sara u sii kacaya qiimaha Maciishada…