2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Puntland Uga Digtay Dhul Ballaarsi Ay Ku Sameyso Deegaannadooda Maamulka Somaliland ayaa Puntland uga digay dhul ballaarsi ay sheegeen in ay ka wadaan deegaannao uu ka arrimiyo maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta maamulka Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani oo Hargaysa saxaafadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ahlu-sunna Iyo Sarkaal Horay Uga Goostay Dowladda Federaalka Oo Ka Socda Dhuusamareeb Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusamareebe ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca iyo ciidan uu wato sarkaal la sheegay in uu horay uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Guul Ka Sheegatay Dagaal Ay La Gashay Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa guul ka sheegtay Dagaallo ay la galeen Xaerakada Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay deegaanno ku dhaw degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Wasiirka Warfaafinta & Dhaqanka maamulkaasi Maxamuud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Soo Saaray Seddax Qodob Oo Lagu Sugayo Amniga Muqdisho Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, laguna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ay Ka Dhaceyso Doorashooyinka Hordhaca ah ee Loo yaqaano Super Tuesday. Dalka Mareykanka waxaa maanta ka dhacaya doorashada loo yaqaano super Tuesday, Murashaxiinta xisbigooda u matali doona doorashada sanadkan ayey dadka Mareykanka dooranayaan maanta iyo maalmaha soo socota. Maanta oo dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye “Dowladda Gacan Bir Ah Ayeey Ku Qabaneysaa Al-shabaab Iyo Taageerayaashooda” Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan cid walbo oo taageero u fidisa Al-shabaab. Waxa uu sheegay inay jiraan shirkado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Galmudug Iyo Al-shabaab Oo Ka Socda Gobalka Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka billowday dagaal u dhaxeeya ciidamada Galmudug oo garab ka helaya ciidamo deegaan iyo Al-shabaab oo dhinac ah. Dagaalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Lagula Eegtay Deegaanka Lafoole Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Lafoole ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qarax Miino goor dhaw halkaasi lagula eegtay askar ka tirsan ciidanka dowladda kuwaasi oo halkaasi marayey. Miinadaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska Dubai oo Xiray Gabar Soomaali ah kadib markii lagu helay Document Been Ah Booliiska Dubai ayaa ku xiray gabar Soomaali ah iyo hooyadeed garoonka diyaaradaha ee Dubai International Airport. Sida ay Booliiska sheegeen gabadha iyo hooyadeed waxaa ay doonayeen in ay dalka Ingiriiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Mareykanka oo Dhaawacay Wiil Soomaali iyo Dibad Baxyo Ka Dhashay Boqolaal dibad baxayaal ah ayaa isugu soo baxay Salt Lake City oo ka tirsan Utah, dadkan ayaa cambaareeyay dhaawac ay booliiska Mareykanka u geysteen wiil 17 jir ah oo Soomaali…