1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Cambaareysay Qaraxyadii Ka Dhacay Baydhabo Golaha midowga Afrika ee AMISOM ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii gabal dhacii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wakiilka gaarka ah ee Midoga Afrika u qaabilsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inay Ballaarineyso Gargaarka Ay Ka Waddo Siiriye Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay qorsheeneyso ballaarinta gar gaarka Bini’aadannimo oo ay ka waddo dalka Siiriya Shanta maalin ee soo socota, kuwaas oo la gaarsiindoono dad gaaraya 150,000 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxyadii Baydhabo Oo Muqdisho Loo Soo Qaadayo Maamulka Isbitaalka magaalada Baydhabo ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay usoo qaadayaan qaar ka mid ah dhaawacyada halista ah ee dadkii ku waxyeelloobay qaraxyadii shalay gelinkii dambe ka dhacay magaallada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dadkii Ku Waxyeelloobay Qaraxyadii Baydhabo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa shacabkii waxyeellada ay kasoo gaartay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Agaasimaha Isitaalka magaalada Baydhabo Cabdifitaax Ibraahim Xaashi oo la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dalalka Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya Oo Isku Raacay Xoojinta Iyo Taageerada Howlgalka AMISOM Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed ay ku caddeeyeen baahida loo qabo xoojinta, tayeynta iyo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 20 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Labo qarax oo sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa gabal dhacii maanta waxay ka dhaceen bartamaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaraxii ugu horeeyay ayaa la…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Maamulka Gobolka Banaadir Waxaa Loo Dhiibay Mas’uuliyad Qaawan” Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in aragti ahaan ay aad ula qaldan tahay in maamulka Gobolka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xiriir Ayaa Ka Dhaxeeya Al-shabaab Iyo Burcad Badeedda Maxamuud Maxamed oo ah taliyaha howlgelinta ciidamada Galmudug ee gobolka Mudug ayaa sheegay inuu jiro xiriir wada shaqeyn ah oo ka dhaxeeya Xarakada Al-shabaab ee ku sugan deegaanka Xarardheere iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ay Xarakada Al-shabaab kala wareegeen deegaanno ka tirsan gobalkaasi. Ciidamadaan ayaa la sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad: Ma jirto Siyaasad Ay Muddo Dhaw Soomaaliya Uga Bixi Karaan AMISOM Warbixin ay ay soo saareen machadka maxaliga ah ee Heritage maalintii Jimcaha ayaa lagu sheegay in aanay muuqan ififaalo muujinaya in ay AMISOM si dhaqso ah uga baxdo Soomaaliya. Warbixinta…