1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha oo Xabsi Cusub dhagax dhigay Sanad guurada 46-aad ee ciidamada Asluubta Xaflad ay ka soo qeybgaleen labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidamada ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, xafladda waxaa lagu maamuusay 46 sano guuradii ka soo wareegatay aasaaska ciidanka asluubta Soomalaiyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo sheegatay in ay dishay Madaxii Sirdoonka Al-shabaab Talista ciidamada qalabka ee Kenya ee loo yaqaano KDF ayaa khamiistii sheegay in ay duqeyn ku dileen hogaamiyihii sirdoonka Al-shabaab Mahad Karatee February 8, 2016-kii. Warbixin ay soo saareen KDF…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Cambaareyay Weerarkii Ka Dhacay Ankara, Tacsina u Diray Madaxweynaha Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kadib weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Ankara, kaas o ay ku dhinteen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda oo Dooraneysa Madaxweyne iyo Museveni oo Raadinaya Kalsoonida Shacabka Shacabka reer Uganda ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweynaha dalka. 8 Murashax oo hal haweeney ah ay ku jirto ayaa ku tartameysa doorashada, Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baladweyne u Tagay Xallinta Cabasho Ay Qabaan Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Madaxweynaha waxaa la socda xilidhibaanno ka tirsan baarlamaanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Carwooyin Loogu magac daray Waddamo iyo Magaalooyin Shisheeye Magaalada Muqdisho Marka aad ku dhax socotid Waxad arkeysaa goobo ganacsi oo isugu jira carwooyin dharka lagu iibiyo iyo Goobo laga cunteeyo kuwaasi oo wata magacyo magaaloyin iyo waddamada shisheeye.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garaacista Carruurta Ee Waxbaraneysa Oo Laga Deyriyay Aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa ka deyriyay xilligaan garaacista carruurta ee waxbarashada ku jira, waalid iyo macallinba. Muxudiin Axmed oo cilmiga psychology-ga gaar ahaan qaybta barbaarinta carruurta ka diyaariyey shahaadada Master-ka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka dhacay Kampala oo Khasaare Geystay Dad goobjooyaal ayaa sheegay in arbacii rag aan heybtooda la garanereen ay waxyaabaha qarxa ku tuureen goob lagu ciyaaro oo ku taalla magaalada kampala. Qaraxan oo ka dhacay Mengo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ku Celiyay In Dhowaan Qaadayaan Dagaallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa mar kale waxa uu ku celiyay in dhawaan deegaannada maamulkaasi ka taliyo ka billaabayaan dagaallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Iyo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dhinac Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehlinayaan xubno ka mid ah wasiirada maamulkiisa ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya waxa uu kula kulmay mas’uuliyiin ka…