1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Dadkeennii Oo Baahan Ayuu Xisbiga Kulmiye Lacagtii Ku Qarash Gareynayaa Olole” Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xibiga Kulmiye ee iminka haya talada maamulkaasi uu qarashkii dowladda ku dhameynayo olole ay ka wadaan deegaannada Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buundada Yar Ee Degmada Afgooye Oo La Dayactirayo Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhawaan ay billaabi doonaan dayactir ay ku sameynayaan buundada yar ee dulmarta wabiga Shabelle ee degmadaasi mara. Madaxa arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buurhakaba Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa guul ka sheegtay dagaal ay duleedka degmadaasi kula galeen Xarakada Al-shabaab. Cali Xasan Cabdi oo ah gudoomiyaha degmada Buurhakaba oo la hadlay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Ankara Oo Sii Kordhay Qarax weyn oo ka dhacay magalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga ayaa sababay dhimashada 28 ruux halka dhaawaco uu gaaray 61 ruux sida laga soo xigtay saraakiil u hadashay dowladda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Qoraaga iyo Saxafiga Maxamed Xasanen Heykal Waxaa duhurnimadii arbacada ku geeriyooday Qaahira qoraaga weyn ee Masar Maxamed Xasan Heykal, sida uu ka dardaarmana waxaa salaadda Jinaasada lagula dukaday masjidka taariikhiga ah ee Xuseen xilliga saaladda Casir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo WFP Oo Ka Shiray Wax Ka Qabashada Baahiyaha Ka Jira Mudug Iyo Galgaduud Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa maanta kullan ballaaran ku yeeshay mas’uuliyiin ka mid ah maamulka Galmudug iyo saraakiil ka socotay hay’adda WFP, waxaana kullaankaasi looga hadlay sidii loo xoojin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Soo Badbaadisay Nin Kenyaan Ah Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa soo badbaadiyay Muwaadin Kenyaan ah oo muddo Sanad iyo 8 Bil lagu heystay deegaanka Xinlibi ee Mudug. Ninkan ayaa lagu soo badbaadiyay Howlgalka ciidamada Galmudug ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Inay Diyaarisay Xabsiyo u Gaar Ah Al-shabaab Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ay xabsiyo cusub ay ka fureen dalkaaasi kuwaa oo lagu xirayo Al-shabaab iyo dadka looga shakiyey xagjirnimo. Madaxweynaha oo ka hadlayey xaflad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay Inay La Dagaallameyso Dadka Wax Ka Tahriibiya Deegaannadeeda Maamulka Puntland ayaa sheegay in marnaba aanay u dulqaadan doonin dadka wax ka tahriibiya deegaannada maamulkaasi, iyaga oo sheegay in dadkaasi ay gacan adag ku qaban doonaan. Admiral C/risaaq Diiriye…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Taariikhda Boutros Boutros Ghali iyo Kaalintii Uu ku Lahaa UNOSOM Waxaa Talaadadii Qaahira ku geeriyooday Xoghayihii guud ee hore ee qaramada Midoobay Boutros Boutros Ghali isagoo da’diisu ay ahayd 93 jir. Boutros Ghali waxaa uu noqday xoghayaha guud ee qaramada…