1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo sababay khasaare kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay wadada Laamiga ee Buulo Xuubey Gudddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf ayaa maanta dhagax dhigay wadada Laamiga Buulo Xuubey oo burbur xoogan ka muuqdo. Jidkan lacagta ku baxeysa ayaa la qorsheeyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Qaraxii Maanta Ka Dhacay Nawaaxiga KM-4 Oo Lagu Dilay Wasiir Hore Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay nawaaxiga Ishoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay inuu ku xirnaa gaari uu saarnaa Muxudiin Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingiriiska Oo Bixinaya $ 4.3 Milyan oo Lagu Taageero Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya Wasiirka gaashaandhigga Ingiriiska Penny Mordaunt MP oo Soomaaliya soo booqatay ayaa sheegtay in dalkeeda uu bixin doono ilaa $ 4.3 million oo lagu taageerayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hoose Oo Burburin Ku Billowday Boorarka Ku Qoran Afafka Qalaad Maamulka gobolka Banaadir ayaa subaxnimada isniinta bilaabay burburinta boorarka ku qoran afafka qalaad ee ku dhegen waddooyinka magaalada Muqdisho. Burburinta ayaa ka bilaabatay Wadada Mekka Al-Mukarama oo ah waddo ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Caqabadaha Ay La Kulmaan Soomaalida Ku Nool UK Dalka Ingiriiska waxaa ku nool Soomaali badan kuwaasi oo badi halkaasi tagay wixii ka dambeeyay burburkii dowladii dhexe ee dalka. Waxaa jirta caqabado ay la kulmaan qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Wararka nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in qarax la sheegay inuu yahay Miino uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbaddii Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Jarmalka Iyo Qodobadii Ugu Muhiimsanaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay shir looga hadlayey amniga oo dalka Jarmalka ka dhacay ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo badan. Waxa uu kaga hadlay khudbaddiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Ku Dhawaaqay Abaar Ka Jirta Deegaannada Maamulkaasi Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in abaar saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ay ka jiraan qaar ka mid ah deegaannada Galmudug. Waxa uu tilmaamay Guuleed in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Shaandheeyay Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa isku shaandheyn ku sameeyay habeenkii xalay ahaa golahiisa wasiirada, kuwaasi oo qaarkood xilalkoodii waayay halka kuwo kalena la keenay. Siilaanyo ayaa sheegay in…