1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Koonfur Galbeed Iyo Xubno Ka Mid Ah Beesha Caalamka Oo Kulan Ku Leh Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating, kuwaasi oo kulamo la leh madaxda maamulka Koonfur Galbeed. Wariyaha Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Maamuusayey Maalinta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (Sawirro) Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 56aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Cirka Soomaaliya, munaasibadaas oo ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Wasiirka Ciidamadda UK Kala Hadlay Arrimo Ay Ka Mid Tahay Taageerada Dhanka Amniga (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny Mordaunt, Safiirka u fadhida Soomaaliya Danjire Harriet Mathews, waxana ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Halista Tahriibka Oo Laga Digey Dhallinta Soomaaliyeed ee ku hanaqaaday dhibaatooyinkii laga dhaxlay burburkii dowladdii dhexe ee dalka ayaa xiligan ah kuwa intooda badan ku fikira in gebi ahaanba dalka ay iskaga baxaan iyaga oo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 42 Sano Ka Dib Markii Ay Soomaaliya Ku Biirtay Jaamacadda Carabta, Maxaa Faa’iido iyo Khasaare ah 42 sano ayaa la joogaa markii ay Soomaaliya ku biirtay Jaamacadda Carabta, ururkan waxaa ku mideysan dalalka Carabta, baaxadda uu ku fadhiyo dhulka carabta waxaa ka weyn oo keliya dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Jarmalka Kulamo Kula Yeeshay Madax Iyo Diblomaasiyiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016), ayaa kulamo la qaatey madaxa iyo diblomaasiyiin kale. Madaxda uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka Oo Soo Bandhigtay Qaar Ka Mid Ah Qodobadii Dastuurka Ee Isbedalka Lagu Sameeyay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya yeeshay kulan gaar ah gelinkii dambe ee shalay, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Duqeeyay Maleeshiyaad Kurdiyiin Ah Oo Ku Sugan Siiriya Ciidamada dalka turkiga ayaa duqeeyey goobo dalka Siiriya ay kaga suganyihiin maleeshiyo Kurdiyiin ah kuwaas oo dagaal kula jira dowladda Turkiga. Turkiga ayaa maliishiyada Kurdiyiinta ah ugu baaqay in ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Sheegay Inay Furayaan Santuuq Dhaqaale Oo Lagu Dhiso Degmadaasi Magaalada Hobya waa Magaalo Qadiimi ah waxaana ku yaalla dekadda Gobolka Mudug ,Magaca Hobyo ayaa macna ahaan u taagan “Ku soo dhowoow Biyo ” waxaa laga helaa Ceelal biyo macaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo sheegatay weerarkii Diyaaradda Daallo Xarakada Al-shabaab ayaa maanta sheegtay weerarkii lala eegtay diyaaradda Daallo 2-dii bishan, qaraxan waxaa ku dhintay 1 qof, waxaana ku dhaawacmay 2 kale. Xarakada waxaa ay soo hadal qaadeen in…