1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Wiil Soomaali Ah Oo Dilay Gabar Swedish Ah Wararka ayaa sheegaya in wiilka Soomaaliga ah ee dilka u geystay gabar ka shaqeyn jirtay xeryaha qaxootiga bishii January uu qaan gaar yahay. Wiilka oo middi ku dilay gabadha Alexandra…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ka Socda Deegaanka Buurweyn Ee Gobolka Hiiraan Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa goor dhaw lagu soo waramayaa inuu ka billowday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan. Ciidamada Al-shabaab ayaa la xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubada Hoose Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in goor dhaw uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, kaasi oo la sheegay in lala eeganayey askar ka tirsan ciidamada maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Jabuuti Ee Soomaaliya Oo Labo Arrin u Tagay Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Dayib Dubad Rooble, isaga oo la sheegay in halkaasi uu u tagay Labo Arrin. Safiirka oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Marka Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay howlgallo ka wadaan xaafado ka mid ah magaaladaasi. Qof ku sugan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanka Buurweyne Ee Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa u suurta gashay in Al-shabaab ay kala wareegaan deegaanka Buurweyn ee gobolka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Raadiyaha Oo Loo Dabaal-degayo iyo Taariikhda Raadiyaha Maanta oo kale sanad waliba waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta raadiyaha, February 13 waa maalinta Raadiyaha adduunka, Waa maalin ay dunida xusto sida raadiyaha uga qeyb qaato Waxbarista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Lagu Dilay Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose Degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa lagu dilay Haweeney magaceeda lagu sheegay Farxiyo. Dad la sheegay in ay dirirsanaayeen seyga haweeneydaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamadda ICC Oo Dambi Ku Weysay Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya Maxkamadda Dambiyada ee caalmiga ah ICC ayaa dambiyadii loo haystay ku weysay madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto. Xaakimka maxkamadda racfaanka ee ICC ayaa buritat go’aankii ahayd in lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Dad Tahriibayey Ciidanka badda ee maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay dad ay sheegeen inay doonayeen in ay ka tahriibaan xeebaha maamulkaasi uu ka taliyo. Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo ah taliyaha…