1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay Ka Wada Gobalka Baay Wararka ka imaanaya gobalka Baay ayaa waxaysheegayaan in ciidamada dowaladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay howlgal aad u ballaaran ka wadaan degaanno ka mid ah gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Rajo Ka Muujisay Heshiis Ay La Gasho Ahlu-sunna Maamulka Galmudug State ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey inay mira dhalaan wada hadallada iyaga iyo maamulka Ahlu-unna ee Gobalka Galgaduud, lana so oaf jaro wax walbo oo ay tabanayaan Ahlu-sunna.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Uu Reebay Qaraxii Diyaaradda Daallo Airline Ka dib qaraxii labada bishan ka dhacay gudaha diyaaradda daallo airline waxaa soo ifbaxayey sameeynta uu reebay qaraxaasi iyadoo ay hakad galeen duulimaadyada diyaaradaha Soomaaliya yimaada qaarkood. waxaan si toos…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalmar: Isaga Oo Aragga La Ayuu Ku Hamiyaa Inuu Dalka Horumariyo Dalmar Caddow Maalin waa wiil dhallinyaro ah oo da’diisa ay ka hooseyso 20 ka sano waxa uu aragga beelay isaga oo jira 3sano markaas oo uu sababsaday xanuunka Soomalida u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Soomaaliya Iyo Ciraaq Waxaa Ka Dhexeeya Xiriir Soo Jireen Ah” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, Ra’isul Wasaarihii hore ee Ciraaq hadana ah Madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Loogu Dabaal Degayey Maalinta Ciidanka Badda Soomaaliyeed Oo Ka Dhacday Muqdisho Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayey sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Badda iyo Difaaca ee XFS, taas…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye “Xeebaha Soomaaliya Waxaa Ka Socda Dhac Iyo Boob Cad” Wasiirka Arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Kalluumeysatada Soomaaliyeed ay dhibaato ku qabaan maraakiibta shisheeye ee xaalufinta ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Askar Ka Wada Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Ku Dagaallamay Degmada Baardheere Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dagaallameen degmadaasi, halkaasi oo ay ka dhalatay khasaare dhimasho…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ciidanka Badda Soomaaliyeed Maanta oo kale 1965, waa maalintii si rasmi ah loo aasaasay ciidanka badda Soomaaliyeed, laakiin sida aad ku arki doontaan warbixintan ciidanka badda waxaa uu jiray 15 sano ka hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ballan Qaaday In Aan Dib Loo Dhigi Doonin Kaalinta Haweenka Ee Doorashooyinka Soo Socda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka sida, Guddiyada, Bulshada Rayidka, ururada iyo qeybaha kale ee…