2 daqiiqo Sheeko:Dalka Fannaaniinta Soomaaliyeed Iyo Tiknoolojiyadda Casriga Ah (Dhageyso) Isbedel badan ayuu soo maray fanka Soomaaliyeed, iyadoo heerarka uu soo marayna ay ahayd hadba mid la jaan qaadayay qaababka kale ee caalamka. Sanadihii ugu dambeeyay waxaa soo baxay fannaaniin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Cabasho Ka Muujiyay Qaabkii Loo Xulay Golaha Deegaanka Gaalkacyo Ee Galmudug Waxaa soo badanaya waxgaradka cabashada ka ah golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, xilli dhawaan lasoo gaba gabeeyay wejiga Koowaad ee dhismaha golahaasi. Nabadoon Maxamed Maxamuud oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Axmed Cawad Cashara “Burburka Dalka Waxaa Looga Bixi Karaa Ciidan Qaran Oo La Dhiso” Axmed Cawad Cashara oo ka mid ah xildhibaanadii hore ee baarlamaankii KMG ahaa oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabdan xaaladda dalka iyo sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Aayaha Gobollada Jubbooyinka Iyo Gedo Oo Ka Furmaya Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka J/Hoose ayaa lagu wadaa in maalinta berri oo Arbaco ah uu magaaladaasi ka furmo shir looga hadlayo aayaha goballada Jubbooyinka iyo Gedo. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dayactir Ku Billaabay Wadada Isku Xirta Dekadda Muqdisho Iyo Villa Soomaaliya Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dayactir ka billaabay waddo isku xirta dekedda magaalada Muqdisho iyo xarunta madaxtooyada Soomaaliya, taasi oo horay burbur uu uga muuqday. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Hobyo Ee Gobalka Mudug Maamulka Galmudug State ayaa maanta maamul cusub ugu magacaabay degmada Hobyo ee gobalka Mudug, xilli maalmihii ugu dambeeyay laga arrinsanayay qaabka maamul u sameynta degmadaasi. Wareegto kasoo baxday madaxweynaha Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Tareen Oo Ka Dhacay Dalka Jarmalka Sida ay sheegeen Booliiska dalka Jarmalka dad badan ayey waxyeello ka soo gaartay kadib markii ay isku dhaceen Labo tareen Magaalada Bavaria ee koofurta Jarmalka. Booliiska waxaa uu intaa raaciyay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Sugan Magaalada Muqdisho Oo u Baahan Gurmad Cunto Iyo Caafimaad Boqolaal qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku nool meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda ayaan heysan nolol ku filan waxa ayna ku hoydaan guryo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Booliis Ah Oo Qarax Lagula Eegtay Kismaayo Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in maanta lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Booliiska Jubbaland, kuwaasi oo ku sugnaa meel ku dhaw garoonka Kismaayo. Miinada ayaa ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Kulamo La Leh Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degmada Hobyo Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa kulamo waxa uu la qaadanayaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyo sidoo kale mas’uuliyiinta Galmudug ee ku…