1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Dowladda Wey Ku Fashilantay Inay Dhisto Ciidan Qaran” Gudoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ku fashilantay dhismaha ciidan qaran. Waxa uu sheegay in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jalalaqsi Oo Qeylo Dhaan Ka Muujiyay Waddooyinka Degmadaasi Gala Ee Weli u Xiran Al-shabaab Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan degmadaasi ay dhibaato aad u xooggan ku qabaan xirnaanshiyaha dhammaan wadooyinka soo gala ee degmadaasi, kuwaasi oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Siiriya Oo Sheegay In Uu Gacanta Ku Dhigayo Dhulka Dalkaasi Kaga Sugan Yihiin Mucaaradku Madaxweynaha dalka Siiriya Bishaar Al-asad ayaa sheegay in uu damacsanyahay in guud ahaan uu gacanta ku dhigo dhulka dalka Suuriya ay ka maamulaan mucaaradku. Wareysi uu siiyey wakaladda wararka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalaya Shir Ku Saabsan Amniga Oo Ka Furmaya Dalka Jarmalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaarey magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka, isagoo ka qeybgalaya Shirka 52-aad amniga ee Munich (Munich…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyada Dalka Qaarkood Oo Soo Dhaweeyay Meelmarinta Golaha Wasiirada Ee Sharciga Axsaabta Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa soo dhaweeyay meelmarintii shalay golaha wasiirada ee sharciga axsaabta dalka. Gudoomiyaha Xisbiga Umadda Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Farriin u Diray Qurbojoogta Soomaaliyeed Maamulka cusub ee magaalada Hobyo ayaa ka codsaday jaaliyadaha degmadaasi eek u sugan dalalka caalamka in ay maalgashi ku sameystaan degmada Hobyo. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdullaahi Axmed Cali oo wareysi siiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamadii Puntland Iyo Beesha Caalamka Ee Garoowe Oo Natiijo La’aan Kusoo Dhamaaday Maalmihii ugu dambeyay waxaa magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ku sugnaa xubno ka mid ah beesha caalamka oo uu hogaaminayey Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Warfaafinta “Wasaaraddu Cidna Uma Aqoonsana In uu yahay Hogaanka NOSUJ” War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo ku aadan hogaan ururka saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSUJ iyo arrimo kale. Qoraalka wasaaradda ayaa sidaan u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Deegaanno Ka Tirsan Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ay duqeymo ka geysteen deegaanno gobalkaasi ka tirsan. Diyaaradahan oo joog hoose ku socday ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Maamulka Hawada Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Nairobi Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa ka dhacay shir ballaaran oo looga hadlayay maamulka Hawada Soomaaliya, iyo sidoo maamulka Hawada loogu wareejin lahaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Shirkani waxaa…