1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Marka Oo Al-shabaab Ay La Wareegeen Magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa jawi ahaan maanta ka deggan maalmihii aynu kasoo gudubnay, halkaasi oo dhawaan ay la wareegeen ciidanka Xarakada Al-shabaab. Qof ku sugan magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baarlamaanka Ka Codsaday Meelmarinta Sharciga La Dagaallanka Argagaxisada Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay hadal ka jeediyay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ka codsaday xildhibaannada baarlamaanka in ay meelmariyaan sharciga la dagaallanka argagaxisada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Cambaareeyay Tijaabadii Gantaalka Ee Waqooyiga Kuuriya Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyey tijaabadii gantaalka ridada dheer oo dalka Kuuriyada Waqooyi uu tijaabiyey. Kadib kulan degdeg ah oo ka dhacay magaalada Newyork ee xarunta Qaramada Midoobay ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Puntland Ee January 2016 Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee ka dhacay deegaanada Puntland bishii tagtay ee January 2016. January 2, 2016: Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka furmay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda “Hay’adda ICD Waxay u Sahlaysaa Soomaaliya Iney Fursado u Helaan Illo Dhaqaale Oo Dibadda Uga Yimaada” Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa soo dhaweeyey ansixintii Goluha Barlamaanku ay ansixiyeen hindisihii ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyada ee ku aadanaa ka xubin noqoshada…
19 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxqabadka Xukuumadda Federaalka Ee Bishii January 2016 Goobjoog Fm waxay bil walba idiin Soo gudbisaa warbixin ka hadlaysa waxqabadka Xukuumadda Soomaaliya. Warbixintan ayaa diiradda lagu saaraa wax kasta oo wax qabad u muuqda islamarkaana ay qabtaan Wasaaradaha…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Somaliland Ee Bishii January 2016 Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee bishii January 2016 ka dhacay guud ahaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Somaliland. January 3, 2016: Magaalada Caynaba waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Lala Eegtay Guddoomiye Ku Xigeenka Gobalka Gedo Wararka Goobjoog News ay ka heleyso degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in goor dhaw qarax Miino lala eegtay gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Saxaafadeed:Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa ay ku dhisan tahay tiirarka xoojiya nabad-gelyada iyo ammaanka qaran ee heer gobol iyo heer caalami ah, iyadoo ka qeybgal rasmi ah laga sameynayo diblomaasiyadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaan Cawaale Aadan Oo Hees Soomaali Ah Uga Qeybgalaya Tartan Faneedka Afrika (Wareysi Gaar Ah) Cawaale Aadan waa wiil da’yar oo ah fannaan Soomaliyeed waxaa uu ka qeyb galayaa tartan faneedka Africa ee sanadkiiba mar loo qabto fannaaniinta qaaradda Africa. Goobjoog FM oo wareysi gaar…