1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Safarka Madaxweynaha Galmudug Ee Degmada Hobyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maalintii Labaad waxa uu safar ku joogaa degmada Hobyo ee gobalka Mudug, halkaasi oo kulamo uu kula qaadanayo qeybaha kala duwan ee bulshada.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Ka Qeylo Dhaamiyay Abaar Ka Jirta Deegaannada Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qeylo dhaamiyay abaar ka jirta deegaanno ka mid ah Puntland, waxaana uu beesha caalamka ka codsaday inay gargaar la soo gaaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Baaraya Qaraxii Ka Dhacay Duleedka Degmadaasi Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan ku aadan qarax Miino oo shalay ka dhacay deegaan duleedka ka ah degmadaasi. Gudoomiyaha Degmadaasi Axmed Xuseen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Bililiqeysanaya Xarumihii AMISOM Ee Marka Wararka saaka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in qaar ka mid ah shacabka magaaladaasi ay billeebeen inay boobaan (Bililiqeystaan) xarumihii ay ciidamada AMISOM…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhulgariir Ku Dhuftay Dalka Taiwan Dhulgariir xooggan ayaa dhulka soo dhigay dhismooyin badan oo ku yaallay magallada ku taalla koonfurta dalka Taiwan ee Tainan, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan Seddax ruux. Sadexda qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Xarakada Al-shabaab ee Marka Xarakada Al-shabaab ayaa maanta dib u qabsatay degmada Marka kadib markii ay si kedis ah uga baxeen ciidanka AMISOM oo halkaas ku sugnaa in ka badan 3 sano. Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Ka Baxday iyo Al-shabaab oo La Wareegtay Deegaankaas Warar ay Goobjoog News heshay ayaa xaqiijinaya in dagaalyahanada Al-shabaab la wareegeen degmada Marka ee caasimadda Shabeelada hoose kadib markii ay halkas baneeyeen AMISOM. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil NISA ah oo Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho Waxaa maanta barqadii Muqdishu qarax lagu eegtay gaari ay wateen ciidanka nabad sugidda dowladda federaalka gudaha magaalada Muqdisho. Gaariga ayaa marayey Danwadaagaha ee degmada wadajir , waxaa halkaas lagu qarxiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Aqbashay Go’aankii Madasha, Kana Hor Timid in Loogu Yeero KMG Ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Mechael Keating oo uu wehliso safiirka Sweden ayaa maanta booqasho ku tagay Kismaayo, xarunta Jubbaland. Madaxweynaha Jubbalad Axmed Islaan Madoobe oo goobta ka hadlay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Hor Istaagtay Gargaar u Socday Doolow, Gedo. Dowladda Kenya ayaa gawaari gargaar cunno ahi u sidday gudaha Soomaaliya ku xayirtay dalkeeda, gawaaridan ayaa la sheegayaa in ay u socdeen gobolka Gedo. Odayaasha Baladxaawo oo Goobjoog News la…