1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay Gantaal Dheereeya Kuuriyada waqooyi ayaa tijaabisey gantaal ridadiisu ay fogtahay oo sida muuqata ku xad gudbaya qaraaradii Qaramada Midoobay horay uga soo saartay arrintaa. Wadamada awoodda leh ee Mareykanku uu ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmooyin Ka Tirsan Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran waxay ka wadaan degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee magaalada Muqdisho. Howlgalladaan ayeey ciidanku billaabeen saqdii dhexe ee xalay, waxaana la sheegayaa in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Natiijo Horudhac Ah Kasoo Saartay Baaritaanka Qaraxii Ka Dhex Dhacay Diyaaradda Daallo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa natiijo horudhac ah waxay kasoo saartay qaraxii Labadii bishaan ka dhex dhacay diyaaradda Daallo Airline xilli ay hawada ku jirtay. Cali Axmed Jaamac Jangali oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini “Magaalada Marka Waxay Ku Jirtaa Gacanta Dowladda” Wasiirka difaaca ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka dowladda Federaalka ah ay gacanta ku hayaan magaalada Marka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dib u Qabsatay Magaalada Marka Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay dib ula wareegeen magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose, waxyar un kadib markii maanta ay halkaasi qabsadeen ciidanka dowladda Federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar qof oo Soomaali ah ayaa lagu xukumay magaalada Mandhera Afar qof oo Soomaali ah ayaa lagu xukumay magaalada Mandhera kadib markii lagu helay in ay wateen warqado socdaal been abuur ah, iyagoo rabay in ay ku galaan magalada Nairobi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamada AMISOM Oo Dib Ula Wareegay Magaalada Marka Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegayaan in ciidamada AMISOM ay dib ula wareegeen magaaladaasi oo shalay ay faarujiyeen. Ciidamadaan oo ay la socdaan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixinta Ganacsiga Billaha Ah Ee Goobjoog (January 2016) Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kasta uga barateen iney soo gudbiso, warbixintan ayaan diiradda ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga bil walba koror iyo hoos u dhac…
54 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Xukuumadda Cumar Cabdirashid Sharma’arke oo Sanad Jirsatay February 5, 2015: waa maalintii lagu dhawaaqay xukuumadda Cumar Cabdirashid, sanad ayaa laga joogaa maalintaas, su’aalo badan ayaa laga keenay waxqabadka xukuumadda Cumar Cabdirashid, wasaaradaha shaqeeyay iyo kuwa magac u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Jubada Hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada maamulka Jubbaland oo garab ka helaya kuwa AMISOM ee Itoobiya iyo Al-shabaab oo dhinac ah ku dhexmaray deegaanno ka mid ah gobalka…