8 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Iyo Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa January 2016 January 2, 2016: Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ugu horeyn waxa uu sharaxaad ka bixiyay safar uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Sh/Hoose “Farsamo Xumo Ayeey Ahayd Ka Bixitaankii AMISOM Ee Marka” Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ka bixitaankii hore ee ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee magaalada Marka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Lagu Weeraray Maqaayad Ku Taalla Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax la sheegay inuu ahaa Bam gacanta laga tuuro oo lagu weeraray maqaayad ku taalla degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose. Maqaayaddaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Ku Waxyeeloobay Rabshado Ka Dhacay Hong Kong 44 ruux oo isugu jira dad rayid ah iyo Boolis ayaa dhaawac uu ka soo garay rabshado ka dhacay degmada Mong Kok ee dalka Hong Kong intii lagu guda jiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiyada Ugu Caansan Kenya Oo Daneynaya Inay Maalgashi Ku Sameystaan Soomaaliya Bangiyada ugu caansan dalka Kenya ayaa doonaya in maalgashi ballaaran ku sameystaan suuqyada dalka Soomaaliya, kadib heshiiskii ay wada saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo dowladda Kenya kaas oo ku saabsanaa iskaashi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Soomaaliya Ay Ka Jirto Cunno Yari Baahsan Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in ay jirto xaalad halis ah oo ku saabsan cunno yaraan iyo nafaqo darri baahsan oo ka jirta inta badan gobollada dalka gaar ahaan kuwa dhaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dib u Qabsaday Magaalada Marka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa dib ula wareegay gacan ku haynta magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay helayso Goobjoog News ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Iyo Wasiiro Kale Oo Ka Qeybgalaya Furitaanka Dekadda Hobyo Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka ayaa goordhaw Gaaray Hobyo Si Ay Uga qeyb qaataan furitaanka dekadda degmadaasi Wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka dhalinyarada sportiga, wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo ganacsato ayaa gaaray…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxii Daallo Airline: Billow ilaa Dhammaad Hadda waxaa la xaqiijiyay in qaraxii diyaaradda Daallo loo adeegsaday Laptop laga buuxiyay waxyaalaha qarxa. Hey’adaha ammaanka waxaa ay xaqiijiyeen in dad badan arrinkaas u qabteen laakiin ma sheegin magacyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Hobyo Oo Loo Magacaabayo Maamul Cusub Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo xubno la socda ayaa maalintii Seddaxaad waxay ku sugan yihiin degmada Hobyo ee gobalka Mudug, halkaasi oo kulamo kala duwan ay kula qaadanayaan…