1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Somaliland Oo Heegan La Geliyay Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Sarreeyo Guud Cabdullaahi Fadal Iimaan ayaa ammar ku bixiyay in heegan buuxa la geliyo dhammaan ciidanka, nabad galyada oo lasii adkeynayo awgeed. Taliyaha ayaa hadalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameedka Koonfur Galbeed Oo Dhaliilay Maamul Shalay Looga Dhawaaqay Degmada Ceelbarde, Bakool Waxgaradka maamulka Koonfur Galbeed ayaa dhaliilay maamul shalay looga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool, kaasi oo loogu magac daray Bakool Sare. Malaaq Deyrow oo ka mid ah Odayaashan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Maamulka Degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dil saakay degmadaasi loogu geystay sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Gudoomiyaha degmada Dharkeenley Cumar Mayre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal La Sheegay Inuu Ka Mid Ahaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidanka Dowladda Ee Gedo Sarkaal la sheegay inuu ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab ayaa isku dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ciidankan. Garaad Faarax Warsame oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Inay Sii Deyso Dad Dhawaan Ay Ka Xirtay Munaasabad Ka Dhaceysay Muqdisho Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdaalla oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu sii daayo dad dhawaan ay ciidamada ammaanka dowladda Federaalka ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin Ku Saabsan Xusuustii Iyo Waxyeelladii Dhul-gariirkii Tsunami December 26, 2004: Waxaa maanta oo kale ka dhacay dunida Dhul-gariirkii Tsunami, Maanta waa sanad guuradii 11-naad ee maalintaas, Tsunami ayaa ku dhufatay Badweynta Hindiya, Dhul-gariirkan waxaa ku dhintay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameed Kahor Yimid In Shirka Maamulka Sh/dhexe iyo Hiiraan Lagu Qabto Jowhar Odayaasha dhaqanka gobalka Hiiraan ayaa kasoo horjeestay in magaalada Jowhar lagu qabto shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Sh/dhexe iyo Hiiraan. Nabadoon Dacar Xirsi Nuur oo ah gudoomiyaha Odayaashan ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Bakool Sare Oo Looga Dhawaaqay Degmada Ceelbarde Degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool waxaa looga dhawaaqay maamul cusub oo la sheegay in loogu magac daray Bakool Sare, kaasi oo ka arrimin doona degmooyinka Ceelbarde, Yeed iyo Caato oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug Oo Dhaliilay Hay’adaha Samafalka Ah Ee Ka Shaqeeya Mudug Waxgaradka gobalka Galmudug ayaa si kulul u cambaareeyay hay’adaha samafalka ah ee ka howlgala gobalka Mudug, kadib markii ay sheegeen in aysan shaqadii loo soo dhiibtay aanay u qaban sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Furo Suuqyada Xaafad Ka Tirsan B/weyne Oo Lagu Dagaallamay Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu furo suuqyada xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baladweyne, kuwaasi oo ku xirmay dagaalladii dhawaan ka…