1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Aayaha Galmudug Oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi Wasiirada Jaaliyadaha iyo qorsheynta ee maamulka Galmudug oo maalmihii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay ayaa kulan looga hadlayay aayahay Galmudug waxay la qaateen jaaliyadda maamulkaasi ee ku dhaqan Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Jowhar Oo Laga Dareemayo Diyaar Garowga Shirka Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Magaalada Jowhar ayaa laga dareemayaa diyaar garowga loogu jiro shirka maamul u sameynta gobalada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan kaasi oo la filayo in dhawaan magaaladaasi uu ka furmo. Ammaanka guud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ciraaq Oo Sheegtay In Daacish Degdeg Uga Saarayaan Guud Ahaan Dalkaasi Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq Haider al-Abadi ayaa sheegay in kooxda Daacish ay si deg deg ah uga saaridoonaan guud ahaan dalka Ciraaq kadib markii ciidamada Ciraaq ay gacanta ku dhigeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Qarax Lagula Eegtay Degmada Baardheere, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi uu ka dhacay qarax Miino oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo kolonyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Magaalada Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe waxaa gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, kuwaa oo lagu soo dhaweeyay magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Heshiis La Gashay Shirkad Caalami ah Si Kheyraadkeeda U ilaaliso Wasaaradda Petroolka ee Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkadda IMMMA Advocates, si ay kala taliso sharciyada ku aadan Kheyraad ama Waxsoo saar qeybsi u dhaxeeya dowladda iyo shirkadaha kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Ka Hadlay Khilaaf Siyasaasadeedka Ka Jira Gobalka Bakool Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka jira gobalka Bakool. Wasiirka oo la hadlayay Idaacadda VOA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Galmudug Oo Laga Billaabay Howlgallo Lagula Dagaallamayo Isbaarooyinka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Booliiska ayaa deegaannada Galmudug waxay ka billaabeen howlgallo ka dhan ah kooxaha Isbaarooyinka u dhigta gaadiidka iyo shacabka. Cali Cabdullaahi Warsame oo ah wasiir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Bashiir Axmed Salaad “Iiraan Wax Walbo Oo Ay Dalka Ka Waddo Waxay u Adeegsaneysaa Shiiceyn” Gudoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in dowladda Iran ay dalka ka waddo Shiiceyn, islamarkaana waxa uu shacabka uga digay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalihii Ururuka Samafalka Hirda Ee Laga Qafaashay Gedo Oo Lasii Daayay Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ay dib xurriyadoodii u heleen Labo ka mid ah shaqaalaha hay’ad maxalli ah oo ka howlgasha degmadaasi, taasi…