1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in guul ay ka gaareen dagaal khasaare sababay oo ay la galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab. Duqa degmadaasi Cabdicasiis Duurow oo la hadlay…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxbadan ka Ogow isbahaysiga Milatari ee Sucuudigu Hogaaminayo Xulafada”NATO Sunni”ee uu hogaaminayo Sucuudiga ee ladagaalanka Argagixisada, Maxaa Xiligan kusoo beegay?Argagixisada Isra’il Jadwalka ma ugu Jiraa?mise waa dagaal saf Ballaaran oo ku Waajahan Iran?dowladaha Carbeed ee ka maqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga QM ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay oo Shaqadiisa Soo Gabagabeeyay Waxaa shaqadiisa Talaadadii soo afjaray ergeyga QM ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay oo in ka badan 2 sano ka shaqeynayey gudaha Soomaaliya isagoo sidoo kale ahaa Madaxa UNSOM Nicholas Kay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii garsoorka maamulka loogu soo dari lahaa gabdhaha. Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa ka hadlay qorshe lagu tababarayo gabdho ka mid noqda xeer ilaalinta Puntland markii ugu horaysay iyo xaalada guud ee xabsiyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr Nuur Faarax “Shirkadaha NGO’s-ka Iyo Deeq Bixiyayaasha Qeyb Bay Ka Yihiin Musuqa” Hanti dhowraha guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay in musuqa ka jira Soomaaliya ay ku lug leeyihiin hay’ado iyo shaqsiyaad shisheeye, waxaana uu intaasi ku daray in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdooyinka 2015: 110 Saxafi oo Sanadkan 2015 ku geeriyootay Dunida 110 Saxafi ayaa geeriyootay sanadka 2015,sida uu faafiayay ururka saxafiyiinta aan xuduuda lahayn, saxafiyiintaa ayaa ku dhintay sababo la xiriirta hawlaha xirfadooda shaqo ama xaalado laga shakisan yahay. Ururku waxa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Sabab Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Hor Istaagaya In Uu Saxiixo Xeerka Saxaafadda Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh waxaa loo gudbinayaa xeerka Saxaafadda oo isniintii ay ansixiyeen golaha shacabka, sharcigan ayaa ka mid noqonaya sharciyada aanu baarlamaanka xil iska saarin doodahooda iyo falanqeyntooda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ku dhex maray deegaanka Tarako ee gobalka Gedo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Soo Dhaweysay Xeerka Saxaafadda Ee Baarlamaanka Meelmariyay Ururuka Saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhaweeyay xeerka saxaafadda ee shalay baarlamaanka Federaalka meel mariyay. Xoghayaha ururkaasi Maxamed Ibraahim Pakistan oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Maamulka Gobalka Hiiraan Ee B/weyne Oo Dib u Habeyn Lagu Sameeyay Waxaa dib u habeyn lagu sameeyay xarunta maamulka gobalka Hiiraan ee magaalada Baladweyne, halkaasi oo maalmihii ugu dambeeyay dayactir lagu waday. Munaasabadda lagu furayay xaruntaan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiinta…