2 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Xarun Ciidamada India Ku Lahaayeen Meel Ku Dhaw Xuduudda Ay La Wadaagaan Pakistan Rag hubeysan ayaa weeraray bar ay leeyihiin ciidamada cirka ee dalka India meel u dhaw xuduuda dalkaasi uu lawadaago dalka Pakistaan. Rasaas ayaa laga maqlay gudaha saldhigga ciidamada cirka ee…
19 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Sanadka 2015-ka Waxaa soo dhamaaday sanadka 2015-ka oo dad badani wax badan ku xusuusan doonaan, iyadoo uu billawday sanadka 2016-ka oo wejigiisa cusub wata. Hadaba Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysnaa sooyaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ka Digay Iibsashada Hantida Dadweynaha Ee B/weyne Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka digay in la iibsado hantida dadweynaha ee magaalada Baladweyne, kadib markii maalmahani dambe ay soo ifbaxayeen warar sheegaya in la iibsanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelihii Dhawaan Lagu Heshiisiiyay B/weyne Oo Mar Kale Ku Dagaallamaya Hiiraan Wararka ka imaanaya deegaanka Bu’qowsaar ee gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya Beello dhawaan lagu heshiisiyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Dagaalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha: Nicholas Key waxaa uu dadaal badan u galay fududeynta hawlaha Qaramada Midoobey ka fulineyso Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorkii wanaagsanaan ee uu dalka ka geystey Mr Nicholas Kay, Wakiilkii waqtigiisa dhammaaday ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shabeellada Dhexe oo Amar Ku Bixiyay Inaan La Kireyn Karin Hotellada, Guryaha iyo Gadiidka Xafiiska guddoomiyaha arrimaha bulshada ee Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa maanta amar ku bixiyay La Kireyn Karin Hotellada, Guryaha iyo Gadiidka iyagoo aan lala socodsiin maamulka Wariyaha Goobjoog ee Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha hey’ad samafal oo Gacanta ku heysa Cisbitaalka Guud ee dhuusamareeb oo La Afduubtay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Rag hubeysan oo la rumeysan yahay inay ka tirsan Yihiin Xarakada Al-Shabaab oo shalay gaari Nooca dhaawacyada qaada ah iyo dadkii saarnaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Jadeecada oo Ka Dilaacay Baardheere iyo Tuulooyin Kale Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Baardheere iyo Tuullooyinka hoos yimaada ayaa sameeyay carruur iyo dad kaloo da’ ah oo ku nool degmadaasi. Dhaqaatiirta iyo howlwadeenada Caafimaadka ee ka howlgala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalado Sicir Barar iyo Dhibaatooyin Laga Sheegayo Puntland Xildhibaanno ka tirsan wakiillada Puntland ayaa ka deyriyay xaaladdo deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobalka Bari Xildhibaanka ayaa sheegay in bishii hal mar ay dooni raashin wada timaaday deegaannada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye Oo Soo Dhaweeyay Meel Marinta Sharciga Saxaafadda (Maqal) Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay meel marintii baarlamaanka Federaalka ee sharciga Saxaafadda oo dhawaan la…