1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Doortay Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad iyo Labaad Waxaa saacadihii la soo dhaafay ay doorasho ka socotay Baydhabo, waxaan horay u soo gudbinay in uu guddoomiyenimada uu ku guuleystay Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye. Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koobaad…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Oo Ku Geeriyooday Magaalada Baladweyne Ugaas Cabdiraxmaan waxaa uu ku dhashay degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan sanadkii 1957, waxa uu dugsiga hoose iyo dhexe uu uga baxay iskuulka Indhaceel ee degmada Buuloburde, waxaa uu sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Oo Ku Geeriyooday B/weyne Goor dhaw waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ku geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo ah Ugaaska Beesha Xawaadle. Geerida ugaaska ayaa timid ka dib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxay xukun dil ah ku filasay askari ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka NISA oo la sheegay in uu horay qof shacab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Sacuudiga ee Iran oo Dab La Qabadsiiyay, Sacaado Kadib Markii Lala Wareegay Dad careysan ayaa saaka gudaha u galay lana wareegay Safaaradda uu Sacuudiga ku lahaa magaalada Tehran ee Caasimadda Iran, waxaa kaloo la sheegayaa in Calanka Sacuudiga dhulka la dhigay. Dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Wadada Isku Xirta Sh/hoose Iyo Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka sameeyeen waddo isku xirta goballada Baay iyo Shabellaha Hoose. Abukar Cabudllaahi Isaaq oo ah gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Somaliland Oo La Heshiiyay Beello Deggan Koonfurta Gobalka Sool Magaalada Caynaba waxaa lagu soo gabagabeeyay wada hadal u socday maamulka Somaliland iyo beello deggan Koonfurta gobalka Sool, iyaga oo ka heshiiyay khilaaf horay u jiray. Maamulka Somaliland ayaa wafdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Ammar Ku Bixiyay In La Burburiyo Dhismooyinka Sharci Darrada Ee Degmadaasi Maamulka Degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe waxa ay ammar ku bixiyeen in gabi ahaanba la burburiyo dhismayaasha sharci darrada ah ee ku yaalla degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdiqaadir Cabdulle…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dowladda Sacuudiga Oo Daldashay 47 Ruux Dowladda Sacuudiga ayaa daldashay 47 ruux oo ku eedeysan waxa loogu yeero argagaxisada sida laga soo xigtay wasaaradda arrimaha Gudaha dalkaasi. Dadka la dilay waxaa ma kid ahaa nin dowladdu…