2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Taageertay Sacuudiga Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye oo u waramay Idaacadda BBC ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiriirka Soomaaliya iyo Iiraan, iyo sidoo kale taageerada ay dowladda Federaalka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dalka Oo Loogu Baaqay Inay Ka Fikiraan Sidii Loo Heli Lahaa Ciidan Hanta Amniga Dalka Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur oo ka mid ah aqoonyahana Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay madaxda dalka in ay ku mashquulaan sidii loo heli lahaa ciidan Soomaaliyeed oo hanta amniga iyo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay Sababtii Ay u Xireen Saldhig Dhanka Cirka Ah Oo Ay Ku Lahaayeen Itoobiya Dowladda Maraykana ayaa joojisay duulimaadyada diyaaradaha iswada ee loo yaqaan Drone ee ka soo kici jiray saldhigga Maraykanka uu ku leeyahay dalka Itoobiya kuwaa oo ay ku weerari jirtay dagaalyahanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Nool Gobalka Gedo Oo Ka Cabanaya Xaalad Nolol Xumo Barakacayaal ku nool degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ay sheegeen in xilligaan ay lasoo deristay. Dadkani oo u badan qoysas haysta caruur aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Gobalka Sanaag Inta la xaqiijiyay Seddax caruur ah ayaa u geeriyootay qarax Bam oo ka dhacay deegaanka Balli Busle ee gobalka Sanaag. Wararka ayaa waxay sheegayaan in caruurtaan ay ku ciyaarayeen Bamkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Laga Billaabayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Maamulkaasi Guddiga doorashooyinka Somaliland oo kaashanaya xisbiyada mucaaradka iyo maamulka iminka talada haya ayaa ku dhawaaqay xilliga sida rasmiga ah loo billaabi doono diiwaan gelinta cod bixiyayaasha doorashooyinka Somaliland. C/qaadir Iimaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Oo Maanta Lagu Aasay Duleedka Deegaanka Halgan Ee Hiiraan Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuraha Daaro Ugaas ee duleedka deeaanka Halgan Gobalka ee gobalka Hiiraan lagu aasay Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo Axadii aynu kasoo gudubnay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Goodiyay In Al-shabaab Ay Sanadkaan Ka Saari Doonaan Guud Ahaan Dalka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta waxa uu xafiiskiisa kula kulmay saraakiisha ciidanka Midowga Afrka Ee AMISOM ugu sareysa, iyaga oo ka wada hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Suudaan iyo Baxreyn oo Xiriirka Diblomaasiyadeed u Jaray Dalka Iran Dalalka Suudaan iyo Baxreyn ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jaray dalka Iran, kana dalbaday diblomaasiyiinta dalkaas u dhashay u ay dalalkaas uga baxaan 48 saac gudahood. Dalalka Suudaan iyo Baxreyn waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Jubbaland Oo Isku Diyaarinaya Dagaallo Ka Dhan Ah Xarakada Al-shabaab Saraakiisha ciidamada maamulka Jubbland ayaa sheegay in maalmaha soo aadan ay qaadi doonaan dagaallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana haatan ciidanka la diyaarinayo. Ciidamada isku dhafka ah ee dowladda…