2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee isugu jira Milatariga, Boolis iyo ciidanka Nabad sugidda ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxay ka sameeyeen howlgal amniga lagu xaqiijinayay. Ciidamadaan ayaa howlgalkaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Halis Ka Dhallan Karta Qashinka Isbitaallada Ee Lagu Shubo Goobaha Bulshadu Ku Badan Tahay Qashinka laga soo saaro xarumaha cafimaadka oo aan si wanaagsan looga taxadarin in meelaha bananka lagu daadiyo ayaa waxa ka dhalan kara cudura halis ah gaar ahaan cudurada faafa sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo Ka Hadashay Qaabka Looga Bixi Karo Baahida Dalka Ka Jirta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka qaranka ayaa sheegtay in baahida ka jirta Soomaaliya looga bixi karo si fudu maadaama dalkeennu yahay mid hodon ah. Maxamuud Sheekh Xasan oo ah madaxa Kormeenka Hay’adaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Xayiraado Hor Leh Saaraya Waqooyiga Kuuriya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan tillaabooyin degdeg ah oo laga qaadayo dalka Waqooyiga Korea, kadib markii dalkaas uu Tijaabiyey gantaal nuuca hydrogen bombka ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Dowladda Federaalka Oo Xalay Lagu Dilay Degmada Baardheere Ee Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dilay sarkaalka tirsanaa ciidanka dowladda ee ka howlgalayay degmadaasi. Koox hubeysan ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Federaalka Oo Sheegtay Inay La Dagaallamayso Faqriga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la dagaallamayso faqriga oo saameeyn adag ku leh nolosha qoysas badan oo Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte oo hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabuuti Oo Xiriika u Jartay Iran Dowladda Jabuuti ayaa shaaca ka qaaday in ay xiriirkii Diblomaasiyadeed u jartay dalka Iran kadib markii dhawaan dad carreysan ay weerar ku qaadaan safaaradda dowladda Sacuudiga ku lahayd dalka Iran.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Daahfurka Himilooyinka Horumarka Waara Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta daah furtay kulanka Himilooyinka Horumarka Waara (SDG) iyadoo furitaanka kulankaan uu ka qeybgalay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Cadaado Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug. Maxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa markii ay ka dageen Garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Soona Kay Ee Magaalada Muqdisho Dagaal dad ku dhinteen ayaa saaka ka dhacay Soona Kay, xaafaddan waa dan guud waxaana deganaa dad guryo ka dhistay markii ad dowladda burburtay. Dadka dagaalaya waxaa ka mid ah…