1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Dibadbax Cabasho Ah Ka Dhigay Magaalada Muqdisho Qaar ka mid ah dad dhawaan dowladda Federaalka ay ka saartay guryo ku yaallay dhabarka dambe ee garoonka Aadan Cadde, gaar ahaan dhanka wadada 21 October ayaa maanta dhigay dibadbax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo La’aan Soo Wajahday Kalluumeysatada Degmada Hobyo Ee Gobalka Mudug Kalluumeysatada Ku Sugan degmada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa sheegay in dabaylo xooggan oo ka kacay xeebta degmadaasi ay saameyn ballaaran ku yeelatay howlihii Kalluumeysigoodii. Badda oo aan la geli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Lagu Qabanayo Jowhar Oo Sababay In La Xiro Iskuullada Iyo Jaamacadaha Ku Yaalla Degmadaasi Shirka la filayo in dhawaan uu ka furmo degmada Jowhar islamarkaana maamul loogu sameynayo goballada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa sabab u noqday in la xiro dhammaan Iskuullada iyo Jaamacadaha…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh, Cabdiweli Gaas, Cabdiraxmaan Faroole iyo Jeelle oo Ka Hadlay Arrimo La Xiriira Doorashada Dalka 2016-ka Waxaa Jimcadii lagu qabtay Boosaaso xaflad lafu furayey Airportiga Boosaaso, waxaa xafladaas ka hadlay Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh, Maxaweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Madaxweynihii hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baladweyne Oo Ku Kala Aragti Duwanaaday Maamulka Maamulka Loo Dhisayo Sh/dhexe Iyo Hiiraan Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan qaarkood ayaa ka aragti dhiibtay qorshaha la doonayo in maamul gobaleed loogu sameeyo goballada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Waxay shacabkaan qaarkood…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Sano Kadib, Maxaa Ka Hirgalay Ballamihii Maxaweynaha Puntland Cabdiweli Gaas? Waxaa 2 sano laga joogaa markii la doortay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Hadaba Goobjoog News waxaa munaasabadaas akhristayaasheeda xusuusineysaa Khudbadii Cabdiweli Gaas uu Xildhibaanada ka hor akhriyay isagoo murashax ah. Barnaamijkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Oo Sheegay In Ahlu-sunna Ay Ka Aqbashay Ka Qeybgalka Wada Hadallada Nabadda Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo 7-dii bishaan safar ku tagay degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ahlu-sunna Waljameeca ay ka aqbaleen inay ka qeybqaataan wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Beenisay In Wada Hadal Ay Kula Jirto Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar dhawaan kasoo baxay madaxda maamulka Galmudug oo ahaa in wada hadal uu u socdo Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lala Xiriirinayo Ururka Daacish Oo Weerar Ku Qaaday Hotel Ku Yaalla Masar Saddex ruux ayaa ku dhawacmay kadib markii laba qof oo la tuhunsanyahay in ay ka tirsanaayeen IS ay xoog ku galeen Hoteelku yaalla magaladda loo dalaxiiska tago ee Hurghada ee…
25 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dhacdooyinkii uu ugu Muhiimsanaa Puntland Muddadii uu Xilka hayey Cabdiweli Gaas. Waxaa Maanta 2 sano laga joogaa markii la doortay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Puntland waxaa ay sanad guuradaasi labaad ee Gaas ku soo dhaweysay furitaan garoonka diyaaradaha Boosaaso. Madaxweynaha Soomaaliya…