2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaliilay Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhaliil u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya, xilli uu jeedinayay khudbaddiisii sanadlaha ahayd. Siilaanyo ayaa sheegay inay ka war hayaan in madaxda dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Ka Mid Ah Somaliland Deegaanno ka mid ah Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ka taagan tahay xaalad adag oo dhanka Nolosha ah, iyadoo biyo yari lasoo sheegayo. Deegaanka Gabilley iyo deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Cali Sugalle Oo Ku Geeriyooday Imaaraadka Carabta Allaha u naxariisteen waxaa dalka Imaraadka Carabta ku geeriyooday Abwaan Cali Sugulle oo ka mid ahaa abwaaniinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ugu caansan. Abwaanka ayaa maalmihii ugu dambeeyay la xaqiijiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaan Caan ah oo ay u Dhaxday Gabar Soomaaliyeed oo Geeriyooday David Bowie oo ahaa Fanaan iyo Jilaa caan ah isla markaana ay u dhaxday Gabadha Soomaalida ah ee ku caan baxaday Model-ka iyo dhae faaninta ee Iman Cabdimajid ayaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guri Ku Gubtay Laanta Towfiiq iyo Khasaare Laga Sheegayo Warar hadda naga soo gaaray xaafadda Towfiiq ee degmada Yakhsiid ayaa sheegaya in guri ku yaalla laanta agteeda uu dab qabsaday. Dabkan oo ka dhashay Gaas-ka cuntada lagu kariyo, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Badhaadhe Ee J/hoose Oo Beeniyay In Al-shabaab Ay La Wareegeen Deegaankaasi Maamulka deegaanka Badhaadhe ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in deegaankaasi ay la wareegeen Xarakada Al-shabaab, kadib markii ururkaasi uu baraha internetka ku baahiyay in Badhaadhe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Furmaya Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shirka madasha wadatashiga qaran, kaasi oo looga hadlayo arrimo ku aadan doorashooyinka dalka ka dhici doona…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 68 Sano Kadib Dhacdadii Ha Noolaato Iyo Dilkii Xaawo Taako Maanta waxaa 68 sano laga joogaa dhacdadii”Ha Noolaato” ee lagu dilay Soomaali badan oo ay ku jirto Xaawo Taako, waana dhacdo xusuus ku leh Soomaalida, qeybna ka ah dagaalada lala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Saxiixay Sharciga Saxaafadda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga saxaafadda Soomaaliyeed oo dhawaan meel mariyay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Shalay oo taariikhdu ay ku beegneyd 9-ka January ayuu madaxweynaha saxiixay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Hadlay Sababta Kalliftay In Xiriirka Loo Jaro Dolwadda Iiraan Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga iyo xasiloonida Soomaaliya lagu carqaladeynayo faraha kula jirtey, sababtaasi awgeedna ay Dowladda Federaalka Soomaaliya…