5 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedkii Abwaan Cali Sugule Duncarbeed Alle ha u naxariistee Abwaan Cali Sugule Duncarbeed ayaa 11 January 2016-ka ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Dubia oo uu muddo ku dhaw saddex bilood ku xanuunsanaa. Sugulle sannadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi Ballaaran oo Gaaray Jowhar Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray Jowhar si uu u furo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe, Jowhar waxaa horay u sii joogaan Madaxda dowladda, Wasiiro, Wasiir ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Bartamaha Istanbul iyo Khasaare ka Dhashay Qarax Bam ayaa ka dhacay bartamaha Istanbul gaar ahaa barxadda Suldaan Axmed oo ku dhaw Masjidka Buluugga ah. Wararka ayaa intaa ku daraya in gawaarida gargaarka ay halkaas aadeen, dhaawacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Wasiiro iyo Mas’uul Badan oo Gaaray Jowhar Weriyaha Goobjoog News ee Jowhar ayaa sheegaya in goordhaw Jowhar ay gaareen wufuud badan oo lagu wado in ay ka qeyb galaan shirka maamul loogu dhisayo Shabeelada dhexe iyo Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye Oo Ku Baaqay Sameynta Sanduuq Dhaqaale Loogu Uruurinayo Caruurta Ay Ka Tageen Wariyeyaashii Dalka Lagu Dilay Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku baaqay in la sameeyo sanduuq lagu uruurin doono dhaqaale si loogu caawiyo carruurta ay ka geeriyoodeen wariyeyaashii lagu dilay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Saxaafadda Ugu Baaqay Ka Shaqeynta Horumarinta Dalka Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in saxaafadda Soomaaliyeed ay tahay mid dadka waxbarta, islamarkaana xil weyn uu ka saaran yahay in ay ka shaqeyso horumarinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ku Go’doon Sanaa Magaalada Madaya Ee Siiriya Oo Loo Gurmaday Gawaari kolonyo ah oo gar gaar wada ayaa gaaray magaalada hareereysan ee Madaya ee dalka Siiriya halkaas oo ay mucaaradku heystaan, iyadoo markii ugu horeeysay mudo Sanado ah halkaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Goballada Dhexe “Ma Aqoonsanin Galmudug” Maamulka Gobalada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca fadhigooduna yahay degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in aanay aqoonsaneen maamulka Galmudug Satate, islamarkaana aanay jirin cid ay wada hadal kula jiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Wada Hadal Hoose Ay Kula Jiraan Madax Ka Tirsan Ahlu-sunna Maamulka Galmudug ayaa sheegay in wada hadal hoose ay kula jiraan mas’uuliyiin ka mid ah maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee ku sugan degmada Dhuusamareeb, gobalka Galgaduud. Wasiirka Dastuurka iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya Oo Maanta Hortaga Maxkamadda The Huge Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu hortago maxkamadda dambiyada aduunka ee The Huge. Ruto ayaa loo haystaa dambiyo ka dhan…