1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Xarun Ganacsi Oo Ku Taalla Indonesia Wararka ka imaanaya magaalada Jakarta ee dalka Indonesia ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar qaraxyo iyo rasaas toos ah ku qaadeen xarun ganacsi oo ku taalla magaaladaasi. Xaruntan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Abwaan Cali Sugalle Cigaal Oo Maanta Lagu Aasayo Magaalada Hargeysa Allaha u naxariistee Meydka Abwaan Cali Sugalle Cigaal oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Meydka Marxuumka ayaa saaka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Sheegay In Shirka Jowhar Loo Qabtay Dad Gaar Ah Nabadoon Cabdullaahi Maxamed oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa mar uu lasoo xiriiray Goobjoog News waxa uu sheegay in shirka ka socda magaalada Jowhar aan loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Oo Ka Digay In Wax Lagu Qeybsado Nidaam Degmo Wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Federaalka ah Maxamed Cumar Geeddi ayaa ka digay in baarlamaanka soo socdo loo qeybsado nidaamka deegaanka, isaga oo taageeray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Waxaan Raadineynaa Inaan Helno Wax Ay Soomaali Oo Dhan Raali Ka Tahay” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shirka magaalada Kismaayo uu noqon doono mid ay kasoo baxdo talo rasmi ah oo ku aadan nooca doorasho ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Magaalada Kismaayo Oo Lagu Qabanayo Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo shirka madasha wadatashiga qaranka kadib dib u dhac ku yimid waqtigii la qaban lahaa. Waxaa magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Banaadir oo Dadka Degan Tarabuunka u Qabtay 4 Cisho in ay uga Guuraan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dadka Degan Tarbuunka mudo ku dhow afar cisho halkaas ay ugu baneeyeen si dib u dhis loogu sameeyo. Maamulka Gobolka ayaa sheegay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Lagula Taliyay Diyaarinta Maamulka Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in ka hor inta aan la furi Shirka Maamul u samaynta Gobolada Hiiraan iyo Sh.DHexe loo baahna in Dowlada Federaalka ay samayso Guddiga diyaarinta Maamulka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Kismaayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu gaaray magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa furi doona shirka madasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir: Daraasad Sheegtay in Haweenka ay Ka Shaqo Badan Yihiin Ragga, Lakin ay ku Shaqeeyaan Mishaar La’aan. Daraasad ay soo saartay Hey’adda tubta toosan ayaa waxa ay kushegtay in hawenka ugu badan ee kashaqeya maamulka Gobolka banaadir ay yihin kuwa anan wax muhsaar ah am xuquq an…