1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Ka Digay In Soomaalida Wax Loogu Qeybiyo Nidaamka 4.5 Xasan Yuusuf Xasan oo ka mid ah xildhibaanadii hore ee baarlamaankii KMG ahaa ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed wax loogu qeybiyo nidaamka 4.5 ee qabiilka ah. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ebola oo ka dhamaaday Galbeedka Afrika kadib markii uu salfaday 11 kun oo Qof Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa maalintii shalay ku dhawaaqay in Cudurkii Ebola uu ka dhamaaday Galbeedka Africa iyadoo ay istaagatay u tallaawigii cudurka ee dalka Liberia. Ururka waxa uu yiri:”Maanta ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Go’aan Ka Gaaray Dhul Muddo Lagu Muransanaa Maamulka Galmudug ayaa go’aan ka gaaray dhul barkadeed ku yaalla deegaan u dhaxeeya Bandiiradleey iyo Docoleey ee goballada Mudug iyo Galgaduud, halkaasi oo mudo lagu muransanaa. Wasiiru dowlaha dowladaha hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Qaraxyo Iyo Rasaas Toos Isugu Jirta Oo Lagu Qaaday Xarun Ciidamada AMISOM Ku Leeyihiin Gedo Weerar xooggan ayaa saaka ka soconaya xero ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo halkaas oo laga maqlayo daryanka hubka waa weyn iyo kuwa fudfudud. Wararka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii Indonesia Saraakiil u hadashay Booliiska dalka Indonesia ayaa sheegatay in ay iminka ugaarsi xoogan ku hayaan kooxo la sheegay in ay weeraro ka geysteen caasimada dalkaa ee Jakarta. Laba qof oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Waxaan ku rajo weynahay in natiijo lagu wada farxo ay ka soo baxdo Madasha Wadatashiga Qaranka ee Kismaayo” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka furey Madasha Wadatashiga Qaranka. Madasha Wadatashiga Qaranka oo lagu go’aamin doono qaabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dalka oo Khudbado Ka Jeediyay Madasha Kismaayo Maanta oo khamiis ah ayuu shirkani furmay oo ay ka qeyb galaya madaxda dowladda Soomaaliya, kuwa maamul gobaleedyada, IGAD, beesha caalamka iyo madax kale. Furitaanka shirka, ayaa mas’uuliyiinta ka hadashay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Cali Sugulle oo Lagu aasay Duleedka Galbeed ee Magaalada Hargaysa. Allaha u naxariistee, abwaan Cali Sugulle Cigaal oo can ku ahaa (Dun-carbeed) oo labo maalin ka hor ku geeriyooday magaalada Shaariqa ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta lagu aasay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-Jazeera America oo La Xirayo Shabakadda Al-jazeera ayaa sheegtay in ay istaajineyso Channel-ka Al-Jazeera America kadib markii caqabado badan ay kala kulantay gudaha Mareykanka. Al-Jazeera America oo ahaa Cable Natwork waxaa ay shabakadda Aljazeera ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Shirkii Kismaayo oo Furmay iyo Khudabadihii oo Bilowday Waxaa goordhaw Kismaayo ka furmay shirka Madasha Wada Tashiga doorashada 2016-ka, kaas oo lagu wado in go’aan looga gaaro nidaamka doorasho ee 2016-ka. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Guddoomiyaha baarlamaanka, Ra’isul…