1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Xiray Shaqaale Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in ay xabsiga dhigeen shaqaale ka tirsan wasaaradda caafimaadka maamulka Somaliland xilli ay marayeen deegaanno ku dhaw xuduudda Itoobiya. Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Maamulka Somaliland Saleebaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Qaadacday Shirka Kismaayo Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa qaadacay shirka ka socda magaalada Kismaayo oo ay sheegeen in aan loo dhameyn. Saadaq Sheekh Yuusuf oo ka mid ah mas’uuliyiinta Ahlu-sunna Waljameeca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Aadan Barre Ducaale: Ciidanka Kenya Kama Soo Baxayaan Soomaaliya Hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya ahna xildhibaanka laga doorto magaalada Gaarisa Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya aysan ka bixi doonin inta dalka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Baladweyne Oo Ammar Kusoo Rogay Ganacsatada Iyo Gaadiidleyda Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ammar kusoo rogay ganacsatada iyo gaadiidleyda ka howlgasha magaaladaasi. Taliyaha saldhigga Booliiska Baladweyne Korneel Cali Dhuux Mahad Alle ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Diyaarinaysa Xarumo Waxbrasho Oo Lacag La’aan Ah Maamulka Galmudug State ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay ku doonayaan inay ku dhisaan xarumo waxbarasho oo ay ku doonayaan in ardayda si lacag la’aan ah wax ugu bartaan. Madaxweyne…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Fursadaha Lumay ee Xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka Maanta oo kale 2013-kii, maamulka Obama waxaa uu si rasmi ah u aqoonsaday dowladda federaalka Soomaaliya ee madaxweyne Xasan Sheekh in ay matasho dalka, labo sano ayaa laga joogaa maalintaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalalka Ay u Dhasheen Dadkii Ku Geeriyooday Weerarkii Brkino Faso Oo La Shaaciyay Dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay dadkii ku geeriyooday weerarkii Sabtidii shalay lagu qaaday magaladda Ouagadougou ee caasimada dalkaa ay ku geeriyoodeen 28 ruux oo Lix ka mid ah ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayay Arrimaha Federaalka Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Nairobi Shir muddo Afar cisho ah ka soconayay Magaalda Nairobi ee xarunta dalka Kenya loogana hadlayay arrimaha Federaalka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaaladaasi. Shirkaan waxaa Hogaamineeysay Form Of Federation oo dowlado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Sheegay Inay Wadaan Qorshe Looga Hortagayo Weerarada Al-shabaab Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal ku aadan inay ka hortagaan weerarada kaga yimaada dhanka Al-shabaab. Korneel Khaliif Cumar Xiireey oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ka Barakacaya Deegaanka Ceelcadde Ee Gobalka Gedo Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in shacabkii ku dhaqnaa halkaasi ay billaabeen inay barakacaan kadib cabsi soo wajahday. Dadkaan ayaa la arkayaa iyaga oo…