1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarkii Ceel-Cadde Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku dhaleeceysay weerarkii Jimcihii Al-shabaab ka qaadeen saldhigga AMISOM ee Ceel-Cadde. Dowladda waxaa ay sheegtay in xanuunka ay la qeybsaneyso shacabka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandow Xilliga Habeenkii Ah Oo Lagu Soo Rogay Degmada Afgooye Badnow ayaa xilliga habeenkii ah waxaa lagu soo rogay degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo lagu yareynayo isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Maamulka degmadaasi ayaa sheegay in bandowga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Nool Muqdisho Oo Caruurtooda u La Waxbarasho Qoyasas badan oo ku nool xeryaha barakacayasha ee ku yaala magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda ayaa caruurtooda aysan haysan waxbarashada Asaasiga ah marka laga reebo Dugsiga Qur’aanka Kariimka oo ay dhigtaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Federaalka Iyo Kan Jubbaland Oo Markii Ugu Horreysay Wada Shaqeyn Doona Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa la kulmay guddoonka iyo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Jubbaland. Kulankaan oo ahaa mid isbarasho ah ayaa halkaasi waxaa hadal ka jeediyay gudoomiye Jawaari oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Shirarka Siyaasadda Yaan Lagu Mashquulin Ee Bulshada Haloo Soo Jeesto Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa ku taliyay in aan dowladda Federaalka iyo maamul gobaleedyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Ma Jirto Colaad Iyo Kala Qeybsanaan, Laakiinse Waxaa Jirta Talo Ruug” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waxbadan ay isla meel dhigeen isaga iyo madaxda maamul goboleedyada kadib kulamadii maalmahaan uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Meelmariyay Xeerka Diiwaangelinta Shidaalka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa Khamiistii oo taariikhdu ahayd 14ka Janaayo 2016 ansixiyey Xeerka Diiwaangelinta Shidaalka. Ujeeddada loo abuuray xeerkani waxay tahay sidii macluumaadka khuseeya heshiisyadii iyo wixii la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabley Weerartay Hotel Ku Yaalla Caasimadda Wadanka Burkina Faso Dabley hubeysan ayaa weerartay Hotel ku yaalla caasimadda dalka Burkina Faso, ee Ouagadougou halkaasi oo ay ku badnaayeen dad reer Galbeed ah. Waxaa la xaqiijiey ugu yaraan in halkaasi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Weerarkii Al-shabaab Ee Gedo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey weerarka ay maanta kooxda Al Shabaab ku beegsatey ciidammada Kenya ee ku sugan gobolka Gedo, kuwaas oo qeyb ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab Ku Dhex Maray Gedo Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid yara deggan kadib markii weerarkii saaka ay Al-shabaab halkaasi ku qaadeen ay…