1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Cadaado Oo Aragti Ka Dhiibtay Shirkii Kismaayo Ee Natiijo La’aanta Kusoo Dhamaaday Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa aragti kala duwan waxay ka dhiibteen shirkii Kismaayo ee shalay si natiijo la’aan ah kusoo dhamaaday. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab Ee Ceelcadde Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen fariisin ay Ciidamadda AMISOM ee ka socda dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Maanta Daah Furtay Munaasabadda Maalinta Afka Soomaaliga Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka ayaa maanta daah furtay munaasabad ballaaran oo lagu weyneynayo maalinta Afka Soomaaliga. Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Khadra Bashiir Cali ayaa sheegtay in wasaaraddu ay billawday munaasabado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Kenya Ee AMISOM Iyo Al-shabaab Oo Ka Socda Gedo Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah uu ka soconayo deegaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Amni Oo Laga Dareemayo Degmada Baraawe Ee Sh/hoose Maamulka degmada Baraawe ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in isbedal amni xilligaan laga dareemayo degmadaasi, kadib howlgallo joogto ah oo halkaasi ay ka sameeyeen ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gedo Oo Cabasho Ka Ah Duqeymaha Diyaaradaha Kenya Waxgaradka ku dhaqan gobalka Gedo gaar ahaan deegaanka Ceelcadde ee gobalkaasi ayaa walaac ka muujiyay duqeymaha ay geystaan diyaaradaha dagaalka ee Kenya, kuwaasi oo dhibaato soo gaarsiiya dadka shacabka ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Gedo Wararka ka imaanaya deegaanka Injir Boodo oo duleedka ka ah deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Askar ka tirsan ciidanka Kenya. Askartaan la dilay oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Maraykanka Oo Lagu Qafaashay Ciraaq Safaarada dalka Mareykanku uu ku leeyahay magaladda Baghdad ee Caasimada dalka Iraq ayaa xaqiijisay in dhowr ruux oo American ah lagu afduubtay dalkaasi. Safaaradda ayaa sheegtay in si dhow ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Waxaa Inoo Haray Farsamo iyo Inaan Dib Isugu Soo Noqonno” Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashid oo shir jaraa’id qabtay markii uu fashilmay shirka Kismaayo ayaa ka hadlay sababta uu shirka u fashilmay. Ra’isul Wasaaraha oo Saxaafadda la hadlayey ayaa sheegay …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shirka Magaalada Kismaayo Oo Is Faham Waa Ku Dhammaaday Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in shirkii halkaasi uga socday Madasha Wadatashiga Qaran uu kusoo dhamaaday is faham waa. Madaxdii ka qeybgalaysay…