2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Cadaado Oo Lagu Soo Kordhiyay Qeybta Bukaannada Gaarka Ah Isbitaalka magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa lagu soo kordhiyay qeybta bukaannada gaarka ah, iyadoo munaasabaddii lagu furayay qeybtaan ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka mid ah maamulka Galmudug. Qeybtani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Laga Musaafurinayo Dadka Itoobiyaanka Ah Magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland ayaa laga billaabay howlgal ballaaran oo lagu musaafurinayo dadka Itoobiyaanka ah ee halkaasi ku nool. Wareegto kasoo baxday Xukuumadda Siilaanyo ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ka Barakacay Deegaanno Ku Dhaw Degmada Ceelbuur Ee Galgaduud Cabdi Xasan Maxamed oo ah gudoomiyaha degmada Ceelbuur ee gobalka Galgduud ayaa sheegay in deegaanka Ceelshiil ee hoos dhaca degmadaasi ay ka barakaceen dadkii ku noolaa kadib markii ay hanjbaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadada Makka Al-mukarrama Oo Saaka Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xiray qeybo ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, taasi oo halbowle u ah isku socodka magaalada Muqdisho. Ciidamo ka tirsan Nabad…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta Soomaaliyeed Oo Dayacan , Sanad Kadib Heshiiskii Xuquuqdooda Oo Ay Saxiixday Dowladda Hooyo Muumino Aadan Cali Iyadoo Boorka iyo Siigadda ka kacaysa Hareeraha Wadadada Maka Al-Mukarama , Gawaariduna dhinac kasta ay isku dhaafayaan ayay ku Maawaylinaysaa Caruurteeda tan ugu yar oo 2,sano…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Oo La Kulmay Taliyaha Ururka Midowga Yurub Ee Tababara Ciidanka Xoogga Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socota Midowga Yurub oo hoggaaminayay General Antonio Maggi Taliyaha Ururka Midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Gargaarka oo sheegay in Soomaaliya u Baahan tahay 885 Milyan oo Dollar oo gargaar ah Hay’adaha Gargaarka ee QM ayaa sheegay in loo baahanyahay adduun dhan 885 Milyan oo Dollar si loogu gargaaro dad badan oo Gobollada Dalka ku dhibaataysan . Waxaa la isku raacay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Ceelcadde Ee Gobalka Gedo Ciidamada dowladda Kenya ayaa dib ula wareegay deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo kadib markii deegaankaasi ay Jimcihii la wareegeen ciidanka Al-shabaab. Ciidamadaan oo aad u hubeysnaa, dhanka cirkana ay ka…
19 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Warbixin: 9 Sano Kadib Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya 19kii January, 2007dii waxay aheyd markii ugu horreysay ee la Hindisay Howlgalka Midowga Afrika oo marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan AMISOM 21kii Bishii February 2007diina, Golaha Ammaanka ee qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madax Kale oo Ka Qeyb Galaya Caleemo Saarka Guddomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Waxaa Goordhaw Baydhabo gaaray wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud si ay uga qeyb galaan caleemo saarka guddoomiyaha baarlamaanka Koofur Galbeed iyo ku xigeenadiisa. Wararka ayaa intaa ku…