1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Buulomareer ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo faah faahin laga helayo. Ciidamada Al-shabaab ayaa la sheegay inay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Uu Soomaray Afka Soomaaliga Dal walbo dunida ku yaalla waxyaabaha uu ku faano waxaa ka mid Horumarinta afkooda hooyo si ay dunida u fahansiiyaan muhiimadda uu leeyahay afkooda iyo dhaqankooda. Marka aad joogto dalka madax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Qoraalka Afka Soomaaliga Oo Maanta Laga Xusayo Magaalada Muqdisho Munaasabado lagu weynaynayo maalinta qoraalka Afka Soomaaliga ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo dalka ka mid ah. Munaasabaddani waxaa ka qeybgali doono madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhiggiisa Dalka Jabuuti Oo Ku Wajahan Baladweyne Madaxweynayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku wajahan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Socdaalka madaxweynayaashan ayaa lagu sheegay ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Iyo Ruushka Oo Ku Muransan Geeddi Socodka Nabadda Siiriya Wasiirka arrimaha dibadda dalka Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay wadahadaladii u dhexeeyey mucaaradka dalka Siiriya iyo Dowladda dalkaa uu dhici doono dhammaadka bishan January, balse lagu muransanyahay Liiska dadka lagu…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Maanta 43 sano guuradii Maalinta Farta Soomaaliga, waxaa maalintii uu soo baxay buggii ugu horeeyay iyo wargeyskii ugu horeeyay oo ku qoran farta Soomaaliga. Goobjoog News, waxaa shacabka dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Tababar Usoo Xiray Ciidamo Kumaandoos Ah (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar ugu soo xirey dufcaddii 3-aad iyo qeybtii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Gedo Oo Si Kulul Uga Hadlay Duqeynta Diyaaradaha Kenya Ee Gobalkaasi Maamulka gobalka Gedo ayaa ka hadlay duqeymaha diyaaradaha dagaalka ee Kenya ka geysteen deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Gudoomiyaha gobalkaasi Axmed Buulle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Kenya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Dhibaatada Qabyaaladda Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kullan ballaaran oo looga hadlayay saameynta qabyaaladda iyo sidoo kale soo dhaweynta 43-sano kadib markii la hirgeliyay farta Soomaaliga. Kulankaan waxaa ka qeybgalay Culimo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Cabasho Ka Muujiyay Nidaamka Loo Xulayo Golaha Deegaanka Gaalkacyo Ee Galmudug Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug ayaa dhaliilay qaabka loo xulayo golaha deegaanka magaaladaasi. Shacabkani qaarkood oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in la…